HomeCaalamkaRa’iisul Wasaaraha Itoobiya oo booqasho rasmi ah uga bilaabatay dalka Masar

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya oo booqasho rasmi ah uga bilaabatay dalka Masar

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Ra’iisul Wasaaraha dalka itoobiya Abiyi Axmed ayaa booqasho waxa ay ahatan uga bilaabatay dalka Masar,waxan xalay lagu soo dhaweeyey,isaga iyo xubno la socday Magalada Qaahira ee dalkaas. Booqashadaan oo ah mid rasmi ah ayaa waxa ay qaadan doontaa mudo laba Cisho ah,waxana gelinka dambe ee manta uu ikulan la qaadan doonaa Madaxweynaha Dalka Masar Cabdulfataax […]

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha dalka itoobiya Abiyi Axmed ayaa booqasho waxa ay ahatan uga bilaabatay dalka Masar,waxan xalay lagu soo dhaweeyey,isaga iyo xubno la socday Magalada Qaahira ee dalkaas.

Booqashadaan oo ah mid rasmi ah ayaa waxa ay qaadan doontaa mudo laba Cisho ah,waxana gelinka dambe ee manta uu ikulan la qaadan doonaa Madaxweynaha Dalka Masar Cabdulfataax Al-sisi.

- Advertisement -

Afhayeenka Madaxtooyada Masar Basaam Raadi ayaa sheegay in labada dhinac ay ka wada hadli doonaan xiriirka labada dal,muranka Biyo-xireenka Itoobiya ka sameysay Wabiga Niil iyo sida ay uga xun yihiin xaalada amnidarro ee Soomaaliya iyo Koonfurta Sudan.

Sidoo akle qodobada ay isku-afgartaan labada dhinac ayaa la filayaa in isla Maanta ay shaaciyaan,taas oo qeyb ka noqon doonta horumarinta dhanka Ganacsiga labada dal.

Sikastaba Ra’iisul Wasaare Abiyi Axmed oo maalmahaan ku jira socdaalka qaar ka mid ah Wadamada Afrika ayaa dhawaan tegay dalka Uganda,isaga oo kulan la qaatay Madaxweynaha dalkaas Yuweri Musaveni.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories