HomeCaalamkaMadaxweyne Erdogan oo cambaareeyey Go'aanka ay Austria ku xirayso Masaajidyo ku yaalla...

Madaxweyne Erdogan oo cambaareeyey Go’aanka ay Austria ku xirayso Masaajidyo ku yaalla dalkaasi.

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Madaxweynaha Turkiga ayaa ballan-qadaay in laga aar-goosan doono Go’aanka ay Dowladda Awstariya ku xirayso Masaajid ku yaalla dalkaasi. Madaxweyne Rajab Dayib Erdogan oo ka hadlay magaalladda Istanbuul waxa uu  cambaareeyey go’aaanka lagu xiray Masaajidda ku yaalla dalkaasi, iyo qorshaha lagu soo masaafurinayo Iimaamyadda ay Turkiga maalgeliyaan. Waxa uu carrabka ku dhuftay in laga aar-goosan doono […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Turkiga ayaa ballan-qadaay in laga aar-goosan doono Go’aanka ay Dowladda Awstariya ku xirayso Masaajid ku yaalla dalkaasi.

Madaxweyne Rajab Dayib Erdogan oo ka hadlay magaalladda Istanbuul waxa uu  cambaareeyey go’aaanka lagu xiray Masaajidda ku yaalla dalkaasi, iyo qorshaha lagu soo masaafurinayo Iimaamyadda ay Turkiga maalgeliyaan.

- Advertisement -

Waxa uu carrabka ku dhuftay in laga aar-goosan doono Falka Islaam-nacaybka ee ay Dowladda Awstariya ku dhaqaaqday, wuxuuna ka digay dagaal u dhexeeya Bisha iyo calaamadda Is-tallowga oo uu ugala jeedo Muslimka iyo Kirishtanaka.

Hadalka Madaxweyne Erdogan ayaa soo baxay, hal maalin kadib, markii ay Dowladda Awstariya ku dhawaaqday inay masaafurin doonto ilaa 60 Iimaam iyo Qoysaskooda iyo in la xiri doono 7 Masjid, taasi oo qeyb ka ah Hawlgalka ka dhanka ah waxa ay ugu yeereen Islaamka la siyaasadeeyey.

- Advertisement -

Waddanka Austria waxaa ku nool 600,000 oo Muslimiin, kuwaasi oo badankooda asal ahaan ka soo jeeda dalka Turkiga.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories