HomeCaalamkaDowladaha Masar iyo Ethiopia oo ka wada hadlaya Arrimaha Somalia iyo Biyo-xireenka...

Dowladaha Masar iyo Ethiopia oo ka wada hadlaya Arrimaha Somalia iyo Biyo-xireenka Webiga Niil.

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Ra’isul-wasaare Abi Axmed Cali iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa waxay xalay booqasho 2 maalmood ku tageen dalka Masar, waxaana Garoonka Diyaaradaha ee magaalladda Qaahira, ku soo dhaweeyey Madaxweynaha dalka Msaar, C/Fataah Al-sisi. Afhayeenka Madaxtooyadda Masar, Basaam Raadi  ayaa shegay inay Madaxweyne Al-sisi iyo Ra’isul-wasaaraha Ethiopia maanta yeelan doonaan Kulan Rasmi ah oo looga hadlayo Xiriirka […]

- Advertisement -

Ra’isul-wasaare Abi Axmed Cali iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa waxay xalay booqasho 2 maalmood ku tageen dalka Masar, waxaana Garoonka Diyaaradaha ee magaalladda Qaahira, ku soo dhaweeyey Madaxweynaha dalka Msaar, C/Fataah Al-sisi.

Afhayeenka Madaxtooyadda Masar, Basaam Raadi  ayaa shegay inay Madaxweyne Al-sisi iyo Ra’isul-wasaaraha Ethiopia maanta yeelan doonaan Kulan Rasmi ah oo looga hadlayo Xiriirka Labada Waddan, Muranka Biyo-xireenka Ethiopia ka dhistay Webiga Niil,  iyo Walaaca ay ka qabaan Xaalladaha ka taagan dalalka Somalia, South Sudan iyo qaar ka mid ah dalalka Afrika.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Ilo ka tirsan Dowladda Ethiopia ayaa sheegay inay Labada Hoggamaiye isla eegi doonaan Gnaacsiga, xoojinta xiriirka labada dal, Xiisadaha ka taagan Mandiqadda Geeska Afrika oo ay ugu horreeyaan Xiisadaha ka taagan Somalia iyo South Sudan.

Dhinaca kale, Madaxweynaha Masar iyo Ra’isul-wasaraaha Ethiopia ayaa la filayaa inay galabta Shir Jaraa’id ku qabtaan Madaxtooyadda Qaahira, oo ay ku faahfaahin doonaan Ajendayaasha ay ka wada hadleen.

Ra’isul-wasaaraha Ethiopia, Abi Axmed Cali waa Booqashadii ugu horreysay ee uu ku tago dalka Masar tan iyo markii uu xilkaasi qabtay bishii April ee sannadkan. 2018-ka.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories