HomeCaalamkaAskartii Maraykanka ee lagu dhaawacay Dagaalkii Alshabaab oo Daaweyn loogu qaaday Kenya.

Askartii Maraykanka ee lagu dhaawacay Dagaalkii Alshabaab oo Daaweyn loogu qaaday Kenya.

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Afartii Askar ee ka tirsanaa Ciiddanka Khaaska ee lagu dhaawacay dagaalkii ay Alshabaab kula galeen Deegaanka Baar Sanguuni ee J/hoose ayaa la sheegay in loo duuliyey caasimadda Kenya ee Nairobi. Hadal-qoraal oo ka soo baxay Taliska Ciiddanka Maraykanka ka jooga Qaaradda Afrika ee AFRICOM ayaa lagu sheegay inay Askartaasi daaweynaya Koox Caafimaad oo ka tirsan […]

- Advertisement -

Afartii Askar ee ka tirsanaa Ciiddanka Khaaska ee lagu dhaawacay dagaalkii ay Alshabaab kula galeen Deegaanka Baar Sanguuni ee J/hoose ayaa la sheegay in loo duuliyey caasimadda Kenya ee Nairobi.

Hadal-qoraal oo ka soo baxay Taliska Ciiddanka Maraykanka ka jooga Qaaradda Afrika ee AFRICOM ayaa lagu sheegay inay Askartaasi daaweynaya Koox Caafimaad oo ka tirsan Safaaradda Maraykanka ku leedahay Kenya.

- Advertisement -

Askartaasi ayaa la qorsheynayaa in loo duuliyo dalka Maraykanka ama Xarunta Dhexe ee AFRICOM oo ku taalla magaalladda Stuttgart ee dalka Jarmalka, si ay uga helaan Daaweyn Dhamaystiran.

Lama shaacinin magacyadooda iyo qaabka uu yahay dhaawacyada soo gaaray midnaba.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories