HomeCaalamka(MUUQAAL): Nin iska soo tuuray Dabaqa 3-aad ee Masjidka Xaramka ee Maka...

(MUUQAAL): Nin iska soo tuuray Dabaqa 3-aad ee Masjidka Xaramka ee Maka Al-mukarama.

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Nin u dhashay dalka Faransiiska oo dhawaan soo islaamay ayaa la sheegay inuu xalay iska soo tuuray Dabaqa 3-aad ee Masjidka, xilli ay Kumanaan Muslimiin dawaafayeen. Shilkaasi ayaa la sheegay inuu dhacay abaarihii 09:29 daqiiqo ee Fiidnimaddii xalay, iyadoo Kameerooyinka Qarsoon laga arkay ninkaasi oo ka soo boodaya Xayndaabka Ammaanka igsaoo ooynaya. Qaar ka mid […]

- Advertisement -

Nin u dhashay dalka Faransiiska oo dhawaan soo islaamay ayaa la sheegay inuu xalay iska soo tuuray Dabaqa 3-aad ee Masjidka, xilli ay Kumanaan Muslimiin dawaafayeen.

Shilkaasi ayaa la sheegay inuu dhacay abaarihii 09:29 daqiiqo ee Fiidnimaddii xalay, iyadoo Kameerooyinka Qarsoon laga arkay ninkaasi oo ka soo boodaya Xayndaabka Ammaanka igsaoo ooynaya.

- Advertisement -

Qaar ka mid ah Warbaahinta Sacuduiga ayaa qoray in Ninkaasi isla markii uu dhulka ku so odhacay uu geeriyooday.

Marxuumka geeriyooday oo 26 jir ayaa la sheegay inuu ahaa Muwaadin Faransiisa ah oo soo islaamay, mana kala cadda sababaha ku dhaliyey inuu is-dilo.

Afhayeenka Boliska magaalladda Maka Al-mukarama ayaa sheegay inuu ninkaasi ku soo dhacay dhulka, isla markaana uu gereiyooday.

- Advertisement -

Wakaalladda Wararka Sacuudiga ee SPA ayaa sheegtay in maydka ninkaasi loo gudbiyey Isbitaalka, si loo ogaado Dhalashadiisa iyo sababaha ku dhaliyey dabeecadda uu iskaga soo tuuray Saqafka Sare ee Masjidka Maka Al-mukarama.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA NINKA ISKA SOO TUURAY MASJIDKA XARAMKA:

https://youtu.be/MV_AbjkIJS4

Sacuudiga waxay horey u sameeyeen xayndaab xoog leh oo dadka looga ilaaliyo inay ka soo dhacaan Dabaqyadda Masjidka Xaramka ee Maka Al-mukarama.

Bishii Feberaayo ee sannadkii 2017-kii, Nin ayaa isku dayey inuu isku dilo dhismaha Masjidka Xaramka, iyadoo laga hor tegay qorsshe uu ku doonayey inuu Baansiin isku holciyo.

WQ. Ustaad Nuradin

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories