HomeCaalamkaMadaxweyne Trump oo magaca dalka Somalia u qoray Somolia !!!?

Madaxweyne Trump oo magaca dalka Somalia u qoray Somolia !!!?

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Qoraal uu Madaxweynaha Maraykanka soo dhigay Twitter-kiisa  shalay (Jimco, June 08) ayuu waxa uu si qaldan u qoray magaca dalka Somalia, isagoo soo qoray Somolia. Wargeyska The New York Times ayaa shalay qoray in Askari Maraykan ah ldilay, halka 4 kalena lagu dhaawacay dagaal ka dhacay gudaha Somalia. Madaxweyne Donald Trump waxa uu isla markiiba […]

- Advertisement -

Qoraal uu Madaxweynaha Maraykanka soo dhigay Twitter-kiisa  shalay (Jimco, June 08) ayuu waxa uu si qaldan u qoray magaca dalka Somalia, isagoo soo qoray Somolia.

Wargeyska The New York Times ayaa shalay qoray in Askari Maraykan ah ldilay, halka 4 kalena lagu dhaawacay dagaal ka dhacay gudaha Somalia.

- Advertisement -

Madaxweyne Donald Trump waxa uu isla markiiba soo qabsaday Twitter-kiisa, si uu Tacsi ugu diro  Qoysaska Askariga geeriyooday iyo kuwa lagu dhaawacay dagaalka ka dhacay Somalia.

Madaxweyne Trump inkastoo uu magaca Somalia u qoray Somolia, haddana waxa uu ka tiray Twitter-kiisa, isagoo dib u saxay magaca dalka Somalia.

Kadib, markii uu Wargeyska New York Times soo tebiyey Dhacdadaasi ayuu Saxafi Brtitish oo marti u ah Tleefishinka Aljazeera English, Mehdi Xasan waxa uu daba dhigtay Qaladka Madaxweyne Trump ee magaca Somalia, wuxuuna xusya inuusan Madaxweyne Trump aqoonin halka ay Somalia kaga taallo Khariidada Adduunka!!!

- Advertisement -

Saxafiga waxa uu bartiisa Twitterka ee @mehdirhassan waxa uu ku soo bandhigay Su’aalo ay ka mid ahaayeen:

Imisa Maraykan ayaa aragti ka ah inay Ciiddamdda Maraykanka ka dagaalamayaan ama ku dhimanayaan  dhulka Somalia (Mar kal) ?

Imisa qof oo Maraykan ah oo uu ku jiro Madaxweyne Trump ayaa awoodi kara inay Somalia ka helaan Khariidada ?

Saxafiga Mehad Xasan waxa uu mar kale aad u naqdiyey Madaxweyne Trump, isagoo sheegay in Twitterkii hore ee Madaxweynaha Maraykanka muujisay inuusan aqoonin halka Somalia ay kaga jirto Caalamka ee loogu xaqiijiyey.

Waxa kale oo uu sii qoray Sax. Ma aha Kaftan iyo Ciyaar.afiga: “Xusuusnaada waxaan mar hore ka sheegay Madaxweynaha oo awoodi waayey inuu “Somolia” ka hor Khariidada Adduunka?

Madaxweyne Trump oo ay ku adkayd inuu tirtiro Tweets-kiisa, haddana waxa uu tirtiraysaacadihii  hore ee saakayto oo Sabti ah, June 9, 2018.

Mehdi Hasan‏Verified account @mehdirhasan 17h17 hours ago

Remember what I was saying earlier about the president being unable to find ‘Somolia’ on a map? It’s no joke. https://twitter.com/realdonaldtrump/status/1005259274568728576 …

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories