HomeCaalamkaGaroonka Diyaaradaha iyo Dekedda Muqdisho oo la dhigayo Qalabka lagu baaro Faraha...

Garoonka Diyaaradaha iyo Dekedda Muqdisho oo la dhigayo Qalabka lagu baaro Faraha Dhoofayaasha

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Hay’adda Socdaalka Caalamiga ee IOM ayaa sheegtay inay bilowday sidii ay Qalabka Dijitalka ee akhriya Faraha Dhoofayaasha ugu rakibi lahaayeen Garoonka Calaamiga ee magaalladda Muqdisho iyo Dekedda Weyn ee Muqdisho. Hay’adda IOM waxay kaloo sheegtay in Qalabkaasi muhiim u yahay Kontoroolka si looga hortago Kiisaska Tahriibka iyo fal kasta oo isku day oo la isticmaali […]

- Advertisement -

Hay’adda Socdaalka Caalamiga ee IOM ayaa sheegtay inay bilowday sidii ay Qalabka Dijitalka ee akhriya Faraha Dhoofayaasha ugu rakibi lahaayeen Garoonka Calaamiga ee magaalladda Muqdisho iyo Dekedda Weyn ee Muqdisho.

Hay’adda IOM waxay kaloo sheegtay in Qalabkaasi muhiim u yahay Kontoroolka si looga hortago Kiisaska Tahriibka iyo fal kasta oo isku day oo la isticmaali karo.

- Advertisement -

Hadal-qoraal oo ka soo baxay Hay’adda IOM ayaa lagu sheegay inay qorsheynayaan in 8 Dekedooda oo la casriyeeyo Qalabka wax loo baaro iyo in laga helo Liiska Dembiilayaasha.

Dhinaca kale, Hay’adda IOM ayaa sheegtay in Somalia la xoojin doono Dhismaha Hya’addaha Dowladda, gaar ahaaan Hya’addaha Socdaalka iyo Jinsiyadaha.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories