HomeCaalamkaDowladda Britain oo ku amartay in ay ka soo tagaan muwaadiniinta ka...

Dowladda Britain oo ku amartay in ay ka soo tagaan muwaadiniinta ka jooga deegaanada Soomaaliland

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Hadal-qoraal oo ka soo baxay Xafiiska Arrimaha Dibedda iyo Barwaaqa-sooranka ee dalka Britain (The Foreign and Commonwealth Office (FCO) waxaa looga digay Muwaadiniinta UK ee Fasax ku tagaya dalalka Caalamka inay ka feejignaadaan inay booqdaan dalal ay ka mid yihiin, Somalia, Ethiopia, Kenya, Djibouti, Masar, Sudan, Imaaraadka, Yemen iyo kuwo kale. Shabakadda Khaaska ee Waaxda […]

- Advertisement -

Hadal-qoraal oo ka soo baxay Xafiiska Arrimaha Dibedda iyo Barwaaqa-sooranka ee dalka Britain (The Foreign and Commonwealth Office (FCO) waxaa looga digay Muwaadiniinta UK ee Fasax ku tagaya dalalka Caalamka inay ka feejignaadaan inay booqdaan dalal ay ka mid yihiin, Somalia, Ethiopia, Kenya, Djibouti, Masar, Sudan, Imaaraadka, Yemen iyo kuwo kale.

Shabakadda Khaaska ee Waaxda Arrimaha Dibedda iyo Barwaaqa-sooranka dalka Britain ee FCOayaa lagu shaaciyey inay Muwaadiniinta Britaian kala kulmaan qeybo ka mid ah dalalka laga digay inay booqdaan  khatar dhinaca Ammaanka, falal dhac, Afduub iyo Argagixiso, waa sida hadalka loo dhigay.

- Advertisement -

Qoraalka Xafiiska Arrimaha Dibedda iyo Barwaaq-sooranka ee Britain waxa uu ka digay dhamaan Socdaalka lagu tegayo Somalia, oo ay ku jirto Somaliland.

“Muwaadin kasta oo British ah ee ku sugan Hargeysa ama Berbera ee uusan Safarkiisa muhiim ahayn waa inay isaga soo tagaan” ayaa lagu yiri Qoraalkaas.

Sidoo kale, Hadal-qoraal oo ka soo baxay Xafiiska Arrimaha Dibedda iyo Barwaaqa-sooranka ee dalka Britain  (FCO) waxaa lagu sheegay inay cabsi sare ka jirto Somalia, isla markaana ay jiraan waxa loogu yeeray qorshe weeraro Argagixiso oo ka dhan ah Reer Galbeedka ku sugan Muqdisho, Somaliland iyo qeybaha kale ee Somalia

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories