HomeWararDaawo:-Puntland oo Ku Dhawaaqday Inay Ardaydeeda Kala Soo Baxayso Magaalooyinka Soomaaliland

Daawo:-Puntland oo Ku Dhawaaqday Inay Ardaydeeda Kala Soo Baxayso Magaalooyinka Soomaaliland

Date:

Related stories

The Economist oo Daaha Ka Rogtay Isbeddelka Amniga Caasimadda Soomaaliya

Warbixin cusub oo The Economist soo saartay ayaa tilmaamaysa hoos u dhac weyn oo ku yimid weerarrada Al-Shabaab ee Muqdisho, iyadoo weerarradii la diiwaangeliyay ay hoos uga dhaceen 144 ilaa 5.

Macallin Texas ah oo ooyay ka dib markii ardayda sare ay wax qori wayeen

Macallin ka tirsan dugsi sare oo Texas ah ayaa ilmeynaya kadib markii uu ka hadlay arday 17 iyo 18 jir ah oo weli la tacaalaya xirfadaha aasaasiga ah ee akhriska iyo qorista.

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Maamulka Puntland ayaa maanta markii ugu horeysay waxa ku dhawaaqay in deegaanada maamulka Soomaaliland ay kala soo baxayaan Ardayda waxka barata ee ka soo jeeda Maamulka Puntland. Afhayeenka madaxtooyada Puntland Cabdullaahi Maxamed Jaamac Quraan Jecel,oo Warbaahinta Maanta kula hadlayey Magalada Garoowe ayaa sheegay in Ardaydaay sababta loo soo celinayo ay tahay in ay u hanjabeen […]

- Advertisement -

Maamulka Puntland ayaa maanta markii ugu horeysay waxa ku dhawaaqay in deegaanada maamulka Soomaaliland ay kala soo baxayaan Ardayda waxka barata ee ka soo jeeda Maamulka Puntland.

Afhayeenka madaxtooyada Puntland Cabdullaahi Maxamed Jaamac Quraan Jecel,oo Warbaahinta Maanta kula hadlayey Magalada Garoowe ayaa sheegay in Ardaydaay sababta loo soo celinayo ay tahay in ay u hanjabeen masuuliyiin ka tirsan Soomaaliland.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in deegaanada Soomaaliland ay waxka bartaan 900 oo Arday oo ka soo jeeda Puntland,iyaga oo waxka barta Magaalooyinka Hargeysa,Burco iyo Boorama,Iminkana ay qorsheynayaan in deegaanada Puntland la geeto.

Sikastaba eedeyntaan uga ka timid Madaxtooyada Puntland Maamulka Soomaaliland weli dhankooda wax jawaab ah kama bixin.

Hoos Ka Dhageyso Codka Afhayeenka madaxtooyada Puntland.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories