HomeCaalamka5 Waddan oo loo doortay inay xubno ka noqdaan Golaha Ammaanka ee...

5 Waddan oo loo doortay inay xubno ka noqdaan Golaha Ammaanka ee QM.

Date:

Related stories

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026, isagoo Spain ku hoggaamiyay guushii ay ka gaareen Argentina. Wuxuu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigtay finalka Koobka Adduunka 2026

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigaysa finalka Koobka Adduunka 2026, iyadoo ku soo bandhigtay heesta "Dai Dai" ay weheliyaan Burna Boy, Madonna, Justin Bieber iyo Ghetto Kids

Ferran Torres: Spain waxay leedahay 26 hoggaamiye Koobka Adduunka 2026

Ferran Torres oo sheegay in xulka Spain uu leeyahay 26 hoggaamiye, isagoo xasuusiyay koobkii 2010-kii iyo David Villa. Akhri wararka cusub ee Koobka Adduunka 2026.

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Golaha Guud ee QM waxay xalay u codeeyeen in dalalka Indonesia, Jarmalka, Beljim. Koonfur Afrika iyo Dominikan ka mid noqdaan xubnaha Golaha Ammaanka muddo 2-sanno, oo ka bilaaban donta bisha Janaayo 1-da ee sannadka so osocda ee 2019-ka. Dalka Jarmalka waxay heleen 184 cod, Beljimna 181 cod, halka Koonfur Afrika ka heshay 183 cod, iyadoo […]

- Advertisement -

Golaha Guud ee QM waxay xalay u codeeyeen in dalalka Indonesia, Jarmalka, Beljim. Koonfur Afrika iyo Dominikan ka mid noqdaan xubnaha Golaha Ammaanka muddo 2-sanno, oo ka bilaaban donta bisha Janaayo 1-da ee sannadka so osocda ee 2019-ka.

Dalka Jarmalka waxay heleen 184 cod, Beljimna 181 cod, halka Koonfur Afrika ka heshay 183 cod, iyadoo dalka Domenika heleen 184-cod.

- Advertisement -

Dalka Indonesia oo ah dalka keliya ee Muslimka ah ee ka mid noqday dalal loo doortay inay xubno ka noqdaan Golaha Ammaanka ee QM waxay heleen 144 cod

Shantaasi Waddan waxay dabayaaqada sannadkan beddeli doonaan dalalka Holland, Sweden, Ethiopia, Kasakhistaan iyo Bolivia oo iyagu horey ugu fadhiyey Kuraasta Golaha Ammaanka ee QM.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories