HomeWararSawirro:-Ra’iisul Wasaare Abiyi Axmed oo booqasho uga bilaabatay dalka Uganda

Sawirro:-Ra’iisul Wasaare Abiyi Axmed oo booqasho uga bilaabatay dalka Uganda

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee dalka Itoobiya Abiyi Axmed ayaa waxaa booqasho ay uga bilaabatay Magalada Kambala ee Xarunta dalka Uganda,iyada oo ay soo dhaweeyeen masuuliyiin ka tirsan dowladda Uganda. Xarunta Madaxtooyada Uganda ayaa waxaa ku qaabilay Madaxweynaha dalka Uganda Yuweri Musaveni,iyaga oo yeelan doonaan kulan looga hadli doono arrimo muhiim u ah labada dal. Ra’iisul […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee dalka Itoobiya Abiyi Axmed ayaa waxaa booqasho ay uga bilaabatay Magalada Kambala ee Xarunta dalka Uganda,iyada oo ay soo dhaweeyeen masuuliyiin ka tirsan dowladda Uganda.

Xarunta Madaxtooyada Uganda ayaa waxaa ku qaabilay Madaxweynaha dalka Uganda Yuweri Musaveni,iyaga oo yeelan doonaan kulan looga hadli doono arrimo muhiim u ah labada dal.

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaare Abiyi Axmed ayaa booqasho rasmi ah waxa uu ka helay madaxweynaha dalka Uganda,isaga oo booqasho laba Cisho ah ku joogi doona dalkaas,waxayna labada masuul ka wada hdli doonaan xaalada Soomaaliya oo ay Ciidamo ka joogaan.

Ugu dambeyn Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya ayaa inta uu ku sugan yahay halkaasi waxa uu ka qeybgeli doonaa Munaasabada Maalinta Geesiyada Uganda,isla markaana la guddoonsiin doono Billada Afrika Garand Master.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts