HomeWararDhageyso:-Saraakiisha Ciidamada xoogga dalka oo ku dhawaaqay howlgal laga fulinayo Gobolka...

Dhageyso:-Saraakiisha Ciidamada xoogga dalka oo ku dhawaaqay howlgal laga fulinayo Gobolka Baay

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Taliska Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ee Gobolka Baay ayaa shaaciyey in ay bilaabayaan howlgal ka dhan ah Al-Shabaab kaas oo laga fulinayo deegaano iyo degmooyin ka tirsan Gobolka Baay. Abaanduulaha qeybta 60,aad ee CiidamadaXoogga dalka Soomaaliya ayaa sheegay in Ciidamada dowladda iyo kuwa Koonfur Galbeed uu qorshohoodu uu yahay sidii ay u furi lahaayeen Wadooyinka […]

- Advertisement -

Taliska Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ee Gobolka Baay ayaa shaaciyey in ay bilaabayaan howlgal ka dhan ah Al-Shabaab kaas oo laga fulinayo deegaano iyo degmooyin ka tirsan Gobolka Baay.

Abaanduulaha qeybta 60,aad ee CiidamadaXoogga dalka Soomaaliya ayaa sheegay in Ciidamada dowladda iyo kuwa Koonfur Galbeed uu qorshohoodu uu yahay sidii ay u furi lahaayeen Wadooyinka ay go’doomiyeen Al-Shabaab.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay abaanduulaha in ay jiaran meelo ay ku tuhmayaan oo bartil mameed u ah kaas oo uu sheegay in howlgalka laga fulin doono.

Shidhab ah uma sheegin waqtiga rasmiga ah oo uu howlgalkaas bilaaban doono,waxase jirtay in dhowr mar howlgal looga dhawaaqay gobolka Baay balse aan waxaba ka qabsoomin.

Hoos Ka Dhageyso Codka Abaanduulaha qeybta 60,aad ee CiidamadaXoogga dalka Soomaaliya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories