HomeCaalamkaBooliska Kenya oo baadi goobaya rag lala xiirinayo Al-Shabaab

Booliska Kenya oo baadi goobaya rag lala xiirinayo Al-Shabaab

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Laamaha amniga Kenya ayaa bilaabay howlgal lagu baadi goobayo laba nin oo ay sheegeen in ay ka tirsanaayeen Al-Shabaabka ka dagaalama Gudaha Soomaaliya basle dib ugu soo laabteen Kenya. Raggaas ayaa Magaciisa waxaa lagu sheegay Salim Aboud Sultri kuna magacdheer ‘Survivor’waxaan Booliska Kenya ay sheegeen in uu ku dhuumaley sanayo Masjid ku ku yaal xaafadda […]

- Advertisement -

Laamaha amniga Kenya ayaa bilaabay howlgal lagu baadi goobayo laba nin oo ay sheegeen in ay ka tirsanaayeen Al-Shabaabka ka dagaalama Gudaha Soomaaliya basle dib ugu soo laabteen Kenya.

Raggaas ayaa Magaciisa waxaa lagu sheegay Salim Aboud Sultri kuna magacdheer ‘Survivor’waxaan Booliska Kenya ay sheegeen in uu ku dhuumaley sanayo Masjid ku ku yaal xaafadda ‘Old Town’ ee magaalada Mombaasa,sida lagu yiri War-Saxaafadeed Booliska ka soo baxay.

- Advertisement -

Ninkani ayaa ka cararay masjidka lagu tuhmay wax yar kadib markii uu ogaaday in la baadigoobayo,halka mid kale la’layaahy halka uu aaday.

“Ninkani lagu magacaabo ‘Survivor’ ayaa si dhow ula shaqeynayey ninka kale ee la yiraahdo Ramadhan Rai Tsungu kuna magac dheeraa ‘Rambo’ kaasi oo isagu la waayey halka uu jaan iyo cirib dhigay,” booliska ayaa arrinkan shaaciyey.

Sidoo kale waxa ay sheegeen in la xoojiyey baaritaanada goobaha koontoroolada ah,sidoo kalena ay Shacabka ku wargeliyeen in ay lasoo socod siiyaan hadii raggaasi la arko.

- Advertisement -

Kenya ayaa waxa ay ka mid tahay dadla taageera Soomaaliya,waxaana ciidamo farbadan ay ka joogaan gobolada Jubbooyinka iyo Gedo,iyaga oo ku howlgalla magaca AMISOM.

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories