HomeCaalamkaAustriya oo xiraysa Todobo Masjid oo ku yaalla Dalkeeda

Austriya oo xiraysa Todobo Masjid oo ku yaalla Dalkeeda

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Hoggaamiyaha Dalka Austria, Sebastian Kurz, ayaa Maanta oo Jimca ah shaaca ka qaaday inay Dowladdiisu xidheyso Toddoba masjid, 40 Imaamna ay Dalka ka saari doonto. Chancellor-ka Austria ayaa hadalkan ka sheegay mar ay si wada jir ah shir jaraa’id u wada qabteen isaga, ku xigeenka Madaxweynaha Heinz-Christian Strache iyo wasiirkiisa arrimaha midowga Yurub Gernot Blumel, […]

- Advertisement -

Hoggaamiyaha Dalka Austria, Sebastian Kurz, ayaa Maanta oo Jimca ah shaaca ka qaaday inay Dowladdiisu xidheyso Toddoba masjid, 40 Imaamna ay Dalka ka saari doonto.

Chancellor-ka Austria ayaa hadalkan ka sheegay mar ay si wada jir ah shir jaraa’id u wada qabteen isaga, ku xigeenka Madaxweynaha Heinz-Christian Strache iyo wasiirkiisa arrimaha midowga Yurub Gernot Blumel, isagoo tallaabadani ku tilmaamay mid qayb ka ah siyaasadda  lagula dagaallamayo Islaamka.

- Advertisement -

Sebastian Kurz, ayaa sheegay in baaritaan ay samaysay wasaaradda dhaqanka iyo arrimaha gudaha lasoo gabagabeeyay, iyagoo markaa go’aansaday in Albaabbada laysugu dhufto Toddoba masjid oo uu mid ka mid ihi leeyahay Ururka dhaqanka Islaamka ee Turkiga (ATIB).

Ra’iisul Wasaaraha Austria,Sebastian Kurz, ayaa intaa ku daray in Imaamyada laga masaafurin doono Dalkiisa, sababo uu ku sheegay inay dhaqaale u diraan Dalka Dibeddiisa.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories