HomeCaalamkaXasan Sheekh Maxamuud oo cadeeyey mowqifkiisa qodobadii ka soo baxay Shirkii Baydhabo

Xasan Sheekh Maxamuud oo cadeeyey mowqifkiisa qodobadii ka soo baxay Shirkii Baydhabo

Date:

Related stories

Somalia Completes First Legal Internship for 34 Women Lawyers

Thirty-four women lawyers complete Somalia's first national legal empowerment internship, boosting female representation across courts and prosecution services.

Turkiga oo $1 bilyan maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay e-Visa

Turkiga oo $1 bilyan ku maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay muwaadiniinta Soomaaliyeed nidaamka e-Visa, iyadoo ay tahay inay fiisooyinka ka soo gudbiyaan safaaradaha. Soomaaliya ayaa la filayaa inay ka wada hadasho Turkiga si loo xalliyo arrintan.

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Dhawaan waxaa Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay lagu soo gaba gabeeyey shirkii Amniga Qaranka oo ay yeesheen Madaxda dalka iyo kuwa dowlad Goboleedyada dalka ka jira. Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cadeeyey mowqifkiisa ku aadan qodobadii ka soo baxay shirkii Amniga Qaranka ee Magalada Baydhabo. “Waxaan bogaadinayaa Mas’uuliyiinta ku heshiiyay ee […]

- Advertisement -

Dhawaan waxaa Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay lagu soo gaba gabeeyey shirkii Amniga Qaranka oo ay yeesheen Madaxda dalka iyo kuwa dowlad Goboleedyada dalka ka jira.

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cadeeyey mowqifkiisa ku aadan qodobadii ka soo baxay shirkii Amniga Qaranka ee Magalada Baydhabo.

- Advertisement -

“Waxaan bogaadinayaa Mas’uuliyiinta ku heshiiyay ee saxiixay heshiiyada dhaxalgalka ah ee halkaas lagu saxiixay.

Sidoo kale madaxda Waxaan ku dhiirrigelinayaa, waxa ay isla soo oggolaadeen iney ka gadaan hay’adaha iyo madaxda kale ee ay ku mataleen shirka si loo helo wadar-oggol waafaqsan xeerarka hadda jira iyadoo la sammeynayo ama la dhammeystirayo wixii dhimmaan xagga xeerarka si heshiisyadu u noqdaan kuwo dadka Soomaaliyeed iyo caalamka dalkeenna la macaamilayo ku kalsoonaan karaan.

Duruufaha dalkeennu ku sugan yahay maanta awgeed, wadar-oggolku waa muhiim ee ha la sii dhammeystiro.

- Advertisement -

Waa madaxweynihii ugu horreeyay ee dalka Soomara oo ammaanay qodobadii ka soo baxay shirkaas,waxana sidoo kale horay u taageeray Siyaasiyiin kale halka ku

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories