HomeCaalamkaWeriye Maxamed Aadan Xersi “Teera” oo ku geeriyooday London.

Weriye Maxamed Aadan Xersi “Teera” oo ku geeriyooday London.

Date:

Related stories

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Saxafiga caanka  ee Maxamed Aadan Xersi “Teera” ayaa saakayto ku geeriyooday Isbitaal ku yaalla magaalladda London. Allaha U Naxariisto Marxuumka oo ahaa  Rug-Cadaa’ Saxafadeed, waxa uu muddo dheer ka mid ahaa Suxufiyiintii caanka ahaa ee ka soo shaqeeyey Radio Mogadisho, isagoo xilal kala duwan ka soo qabtay Wasaaraddii Warfaafinta ee xilligii Dowladdii Kacaanka. Waxa uu […]

- Advertisement -

Saxafiga caanka  ee Maxamed Aadan Xersi “Teera” ayaa saakayto ku geeriyooday Isbitaal ku yaalla magaalladda London.

Allaha U Naxariisto Marxuumka oo ahaa  Rug-Cadaa’ Saxafadeed, waxa uu muddo dheer ka mid ahaa Suxufiyiintii caanka ahaa ee ka soo shaqeeyey Radio Mogadisho, isagoo xilal kala duwan ka soo qabtay Wasaaraddii Warfaafinta ee xilligii Dowladdii Kacaanka.

- Advertisement -

Waxa uu mar soo noqday Agaasimaha Guud ee Radio Muqdisho iyo Agaasimaha Wakaalladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA.

Marxuumka waxa kale oo uu Weriyenimo uga soo shaqeeyey Warbaahino ay ka mid yihiin Radio Muqdisho, BBC London iyo Universal TV.

- Advertisement -

Allaha U Naxariisto Marxuum Maxamed Aadan Xersi “Teera”.  = Aamiin =

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories