HomeCaalamkaNorway oo lagu xiray Nin kaalin ka qaatay Xasuuqii ka dhacay Ruwanda

Norway oo lagu xiray Nin kaalin ka qaatay Xasuuqii ka dhacay Ruwanda

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Hadal ka soo baxay Boliska Norway ayaa lagu sheegay inay shalay qabteen Ninkaasi oo da’da 50-aadka ku jira, kaasi oo lagu tuhunsan yahay inuu ka qeyb galay Xasuuqii sanmnadkii 1994-kii ka dhacay Ruwanda. Eedeysanaha ayaa la sheegay inuu Qaxooti ahaan ku so ogalay Norway sannadkii 2006-dii, isagoo Dhalashada dalkaasina qaatay sannadkii 2014-kii. Ku-dhawaad 800,000 oo […]

- Advertisement -

Hadal ka soo baxay Boliska Norway ayaa lagu sheegay inay shalay qabteen Ninkaasi oo da’da 50-aadka ku jira, kaasi oo lagu tuhunsan yahay inuu ka qeyb galay Xasuuqii sanmnadkii 1994-kii ka dhacay Ruwanda.

Eedeysanaha ayaa la sheegay inuu Qaxooti ahaan ku so ogalay Norway sannadkii 2006-dii, isagoo Dhalashada dalkaasina qaatay sannadkii 2014-kii.

- Advertisement -

Ku-dhawaad 800,000 oo qof oo badankooda ka soo jeeda Qowmiyadda Tuutsiga ee laga tirada badan yahay ayey  Maleeshiyadda Qmowmiyadda tirada badan ee Huutuuga ku xasuuqeen dalkaasi.

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories