HomeCaalamkaMadaxweynaha Afganistan oo ku dhawaaqay Xabbad-joojin KMG ah.

Madaxweynaha Afganistan oo ku dhawaaqay Xabbad-joojin KMG ah.

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Madaxweyne Ashraf Qaani ayaa hadalkaasi ku sheegay qoraal uu maanta soo dhigay Bratiisa Twitter-ka,  wuxuuna sheegay inay xabbad-joojintaasi socon doonta ilaa bishan June 20-da. Waxa uu carrabka ku dhuftay inay Xabbad-joojinta socon doonto, laga bilaabo bilaabo bishan Ramadaan 27-da ilaa maalinta 5-aad ee Ciiddul-Fidriga . Madaxweynaha Afganistan waxa uu tilmaamay inay Xabbad-joojinta ugu dhawaaqeen si […]

- Advertisement -

Madaxweyne Ashraf Qaani ayaa hadalkaasi ku sheegay qoraal uu maanta soo dhigay Bratiisa Twitter-ka,  wuxuuna sheegay inay xabbad-joojintaasi socon doonta ilaa bishan June 20-da.

Waxa uu carrabka ku dhuftay inay Xabbad-joojinta socon doonto, laga bilaabo bilaabo bishan Ramadaan 27-da ilaa maalinta 5-aad ee Ciiddul-Fidriga .

- Advertisement -

Madaxweynaha Afganistan waxa uu tilmaamay inay Xabbad-joojinta ugu dhawaaqeen si loo xoojiyo Dowladda iyo Rabitaanka Ummadda Afganistan in Nabad lagu xaliyo Colaadda ka socota dalkaasi.

Dhinaca kale, Madaxweynaha Afganistan waxa uu tilmaamay inay sii socon doonaan Dagaalka ay kula jiraan Kooxaha kale sida Maleeshiyadda Daacish.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories