HomeCaalamkaKalluumeysato u dhalatay dalka Iiraan oo la sii daayey.

Kalluumeysato u dhalatay dalka Iiraan oo la sii daayey.

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Kooxaha Burcad-baddeeda ayaa la sheegay inay maanta sii daayeen 4 kalluumeysato u dhalatay Iiraan oo ay afduub u haysteen. Sarkaal Iiraani ah ayaa xajiiyey in la sii daayey Kalluumeysatadaasi oo deegaan ahaan ka soo jeeda K/bari ee Iiraan. Agaasimaha Maareynta ee Ururka Kalluumesyatada Gobalka Sistan Balujistaan ee dalka Iiraan, Hadiyatullaahi Mirmoradezehi oo la hadlay Wakaalladda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kooxaha Burcad-baddeeda ayaa la sheegay inay maanta sii daayeen 4 kalluumeysato u dhalatay Iiraan oo ay afduub u haysteen.

Sarkaal Iiraani ah ayaa xajiiyey in la sii daayey Kalluumeysatadaasi oo deegaan ahaan ka soo jeeda K/bari ee Iiraan.

- Advertisement -

Agaasimaha Maareynta ee Ururka Kalluumesyatada Gobalka Sistan Balujistaan ee dalka Iiraan, Hadiyatullaahi Mirmoradezehi oo la hadlay Wakaalladda Wararka Iiraan (IRNA) ayaa sheegay in Kalluumeysato badan oo lagu afduubtay Xeebaha Somalia la sii daayey Sannadihii la soo dhaafay.

Dhinaca kale, waxa uu tilmaamay in 4-ta Kalluumeysato ee maanta la sii daayey ay dib ugu laabeten Iiraan,  kuwaasi oo ka midahaa 20 Kalluumeysato oo afduub loogu haystay Somalia tan iyo sannadkii 2015-kii.

Mas’uulkaasi waxa uu ugu dambeyntii sheegay in 16 Kalluumeysato oo la sii daayey ay haatan ku sugan yihiin magaalladda Nairobi, lana filayo inay maalmaha soo soda dib ugu laabtaan dalkooda hooyo.

- Advertisement -

Xigasho: IRNA

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts