HomeCaalamkaXildhibaan Muslim ka tirsan Kongareeska Maraykanka oo Donald Trump soo maxkamadayn doono.

Xildhibaan Muslim ka tirsan Kongareeska Maraykanka oo Donald Trump soo maxkamadayn doono.

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Mudane Keith Elison oo ah Xildhibaankii ugu horreeyey ee Muslimka ah ee ka tirsan Xisbiga Dimuqraadiga ee dalkaasi ayaa hadalkaasi sheegay mar uu shalay buuxinayey  Codsiga uu ugu tartami doono inuu ku noqdo Xeer-ilaaliyaha Guud ee Gobalka Minnesota. Waxa uu tilmaamay inuu doonayo inuu qeyb ka noqdo  Dagaalka sharciga ee ka dhanka ah Madaxweyne Donald […]

- Advertisement -

Mudane Keith Elison oo ah Xildhibaankii ugu horreeyey ee Muslimka ah ee ka tirsan Xisbiga Dimuqraadiga ee dalkaasi ayaa hadalkaasi sheegay mar uu shalay buuxinayey  Codsiga uu ugu tartami doono inuu ku noqdo Xeer-ilaaliyaha Guud ee Gobalka Minnesota.

Waxa uu tilmaamay inuu doonayo inuu qeyb ka noqdo  Dagaalka sharciga ee ka dhanka ah Madaxweyne Donald Trump oo Muslimiinta ku nool dalal Islaam ah  ka manuucay inay soo galaan Maraykanka.

- Advertisement -

Mudane Keith Elison oo 6-xilli soo ahaa Xildhibaan ayaa sheegay inuu doonayo inuu ku guuleysto Xilka Xeer-ilaaliyaaha Guud ee Minnesota, si uu dagaalka dhinaca Sharciga la tiigsado Madaxweyne Trump.

Dhinaca kale, Dhowr Mudane oo ka mid ah Xisbiga Dimuqradaiga ee Gobalka Minnesota oo ay ka mid tahay Xildhibaanadda Ilhaan Cumar ee ka so ojeeda Somalia ayaa ku soo biiray Tartanka loogu jiro Kursiga Kongareeska Maraykanka ee Mudane Keith Elison.

- Advertisement -

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories