HomeCaalamkaWasiirka Arrimaha Dibedda Singapore oo booqan doona Waqooyiga Kuurya.

Wasiirka Arrimaha Dibedda Singapore oo booqan doona Waqooyiga Kuurya.

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Wasiir  Vivian Balakrishnan ayaa la filayaa inuu berrito booqasho 2 maalin ah ku tago Caasimadda dalka Waqooyiga Kuurya ee Pyongyang Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalka Singapore wax faahfaahin ah kama bixinin Booqashadaasi oo imaanaysa maalmo ka hor Kulanka ay Madaxweynaha Maraykanka iyo Hoggaamiyaha Waqooyiga Kuurya ku yeelan doonaan dalka Singapore. Madaxweyne Trump iyo Kim Jong […]

- Advertisement -

Wasiir  Vivian Balakrishnan ayaa la filayaa inuu berrito booqasho 2 maalin ah ku tago Caasimadda dalka Waqooyiga Kuurya ee Pyongyang

Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalka Singapore wax faahfaahin ah kama bixinin Booqashadaasi oo imaanaysa maalmo ka hor Kulanka ay Madaxweynaha Maraykanka iyo Hoggaamiyaha Waqooyiga Kuurya ku yeelan doonaan dalka Singapore.

- Advertisement -

Madaxweyne Trump iyo Kim Jong Un waxay Kulankooda Taariikhiga yeelan doonaan maalinta Talaadada ee isbuuca soo socda.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories