HomeCaalamkaSingapore: Duullimaadyada Diyaaradaha oo loo xayirayo Kulanka Trump iyo Kim Jong Un

Singapore: Duullimaadyada Diyaaradaha oo loo xayirayo Kulanka Trump iyo Kim Jong Un

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Waaxda Duullimaadka ee dalkaasi ayaa maanta shaacisay Ogeysiis Duulliyayaasha loogu sheegayo in Hawada dalkaasi laga xayiri doono Diyaaradaha muddada uu socdo Kulanka Taariikhiga ee la filayo inay Madaxweyne Donald Trump iyo Hoggaamiyaha Waqooyiga Kuurya, Kim Jong Un bishan 12-da ku yeeshaan Jesiiradda loo dalxiis tago ee Sentosa Island oo ku taalla Koonfurta dalka Singapore. Ogeysiiska […]

- Advertisement -

Waaxda Duullimaadka ee dalkaasi ayaa maanta shaacisay Ogeysiis Duulliyayaasha loogu sheegayo in Hawada dalkaasi laga xayiri doono Diyaaradaha muddada uu socdo Kulanka Taariikhiga ee la filayo inay Madaxweyne Donald Trump iyo Hoggaamiyaha Waqooyiga Kuurya, Kim Jong Un bishan 12-da ku yeeshaan Jesiiradda loo dalxiis tago ee Sentosa Island oo ku taalla Koonfurta dalka Singapore.

- Advertisement -

Ogeysiiska oo lagu Soo daabacay Websaytka Ururka Duullimaadyadda Rayidka Caalamka ee (ICAO) iyo Hay’adda Federalka ee maamusha Duullimaadka Diyaaradaha ee Maraykanka (FAA), waxaana lagu xusay in si KMG Duullimaadyada Diyaaradaha looga mamnuucay dalka Singapore bishan June 11-da ilaa 13-da.

 

- Advertisement -

DAAWO: SAWIRRADA JESIIRADDA  SENTOSA ISLAND OO AY DONALD TRUMP IYO JONG KIM UN KU KULMI DOONAAN 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories