HomeCaalamkaShaqaalaha Kenyanka ee dhisayey Derbiga Xuduudka Somalia oo mushaar la’aan ka cabanaya

Shaqaalaha Kenyanka ee dhisayey Derbiga Xuduudka Somalia oo mushaar la’aan ka cabanaya

Date:

Related stories

Somalia Completes First Legal Internship for 34 Women Lawyers

Thirty-four women lawyers complete Somalia's first national legal empowerment internship, boosting female representation across courts and prosecution services.

Turkiga oo $1 bilyan maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay e-Visa

Turkiga oo $1 bilyan ku maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay muwaadiniinta Soomaaliyeed nidaamka e-Visa, iyadoo ay tahay inay fiisooyinka ka soo gudbiyaan safaaradaha. Soomaaliya ayaa la filayaa inay ka wada hadasho Turkiga si loo xalliyo arrintan.

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Saraakiisha Adeegga Dhallinyarada Kenya ee NYS ee loo dadaad-gureeyey si ay u dhisaan Derbiga Ammaanka ee Xuduudka Kenya la wadaagaan Somalia ayaa dalbaday in la siiyo Mushaarkooda oo dhan 350 million oo Shillinka Kenya. In ka badan 500 shaqaale oo ka soo jeeda Webiga TANA RIVER ayaa sheegtay inaysan wax mushaar ah helin muddo 18-bilood […]

- Advertisement -

Saraakiisha Adeegga Dhallinyarada Kenya ee NYS ee loo dadaad-gureeyey si ay u dhisaan Derbiga Ammaanka ee Xuduudka Kenya la wadaagaan Somalia ayaa dalbaday in la siiyo Mushaarkooda oo dhan 350 million oo Shillinka Kenya.

In ka badan 500 shaqaale oo ka soo jeeda Webiga TANA RIVER ayaa sheegtay inaysan wax mushaar ah helin muddo 18-bilood ah.

- Advertisement -

Shaqaalahaasi oo laga kala keenay Saldhigyo kala duwan si ay u dhisaan Derbigaasi oo ay Dowladda Kenya sheegtay inay kaga hor tagayaan sidii loo joojin lahaa Dagaalamayaasha Alshabaab ee u gudba Xuduudka Kenya, si ay Howlgallo uga fuliyaan.

Sarkaal ka mid ah Shaqaalaha dhisayo Debiga oo codsaday inaan magaciisa la shaacinin ayaa sheegay inuu la yaaban yahay sababaha ay muddada dheer u qaadatay in la siiyo Mushaarkooda, wuxuuna hoosta ka xariiqay inay Noloshooda khatar u geliyeen si ay u dhisaan Derbigaas.

Waxa kale oo uu xusay inay ka baqanayaan in Lacagta Mushaarkooda la xaday ama la is-daba mariyey.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories