HomeCaalamkaSaraakiil ka tirsan Boliska Kenya oo lagu dilay qarax ka dhacay Degmadda...

Saraakiil ka tirsan Boliska Kenya oo lagu dilay qarax ka dhacay Degmadda Libooya

Date:

Related stories

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026, isagoo Spain ku hoggaamiyay guushii ay ka gaareen Argentina. Wuxuu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigtay finalka Koobka Adduunka 2026

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigaysa finalka Koobka Adduunka 2026, iyadoo ku soo bandhigtay heesta "Dai Dai" ay weheliyaan Burna Boy, Madonna, Justin Bieber iyo Ghetto Kids

Ferran Torres: Spain waxay leedahay 26 hoggaamiye Koobka Adduunka 2026

Ferran Torres oo sheegay in xulka Spain uu leeyahay 26 hoggaamiye, isagoo xasuusiyay koobkii 2010-kii iyo David Villa. Akhri wararka cusub ee Koobka Adduunka 2026.

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

5 ka tirsan Boliska Khaaska ee GSU ee dalka Kenya ayaa la dilay, 3 kalena waa la dhaawacay, kadib, markii ay Gaarigii ay la socdeen ay  saakayto miino kula kacday Deegaankaasi. Qaraxaasi ayaa la sheegay inuu saakayto 9-kii aroornimo ka dhacy Deegaanka Harare e ka tirsan Degmadda Libooya oo dhowr KM u jira Xuduudka Somalia. […]

- Advertisement -

5 ka tirsan Boliska Khaaska ee GSU ee dalka Kenya ayaa la dilay, 3 kalena waa la dhaawacay, kadib, markii ay Gaarigii ay la socdeen ay  saakayto miino kula kacday Deegaankaasi.

Qaraxaasi ayaa la sheegay inuu saakayto 9-kii aroornimo ka dhacy Deegaanka Harare e ka tirsan Degmadda Libooya oo dhowr KM u jira Xuduudka Somalia.

- Advertisement -

Askartaasi ayaa la sheegay inay ku jireen Hawlgal Ilaalo ah, iyadoo ay dadka Deegaanka maalmahaan ka cabanayeen Qafaal ay Askarta Kenya u geystaan dadka Deegaanka.

Dhinaca kale, Taliye-xigeenka Dhadhaab, Haruun Kamau ayaa sheegay inay3 ka mid ah Askartii ku dhaawacantay Qaraxaasi xaalladooda aad u liitay, isla markaana loo duulliyey magaalladda Nairobi.

Waxa kaloo uu sheegay in ay Ciiddamo xoojin ah u direen goobta uu qaraxu kaa dhacay, wuxuuna sheegay inay Dagaalamayaasha Alshabaab ku tuhunsan yihiin inay ka dambeeyeen Qaraxaasi.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories