HomeCaalamkaQatar oo doonaysa inay ku biiraan Isbahaysiga Milliteri ee NATO.

Qatar oo doonaysa inay ku biiraan Isbahaysiga Milliteri ee NATO.

Date:

Related stories

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Wasiirka Difaaca ee dalkaasi, Khaalid Bin Maxamed Al-caatiyah ayaa hadalkaasi ku sheegay Wareysi uu siiyey Wargeyska u gaarka ah Wasaaradda Difaaca Qatar ee Altalaya. Waxa uu xusay inay Qatar maanta noqotay dal muhiim ka ah Gobalka, isla markaana leh Ciiddan Tayo leh, wuxuuna hoosta ka xariiqay inay Qatar doonayso inay xubin buuxda ka noqdaan 29-ka […]

- Advertisement -

Wasiirka Difaaca ee dalkaasi, Khaalid Bin Maxamed Al-caatiyah ayaa hadalkaasi ku sheegay Wareysi uu siiyey Wargeyska u gaarka ah Wasaaradda Difaaca Qatar ee Altalaya.

Waxa uu xusay inay Qatar maanta noqotay dal muhiim ka ah Gobalka, isla markaana leh Ciiddan Tayo leh, wuxuuna hoosta ka xariiqay inay Qatar doonayso inay xubin buuxda ka noqdaan 29-ka Waddan ee ku bahoobay Isbahaysiga NATO.

- Advertisement -

Wasiirka Difaaca ee Qatar waaxa kale oo uu tilmaamay inay marti-gelin karaan Unugyo Ciiddan o ka tirsan NATO ama mid ka mid ah Xrauumaheeda Takhasusiga.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories