HomeCaalamkaFalastiini dhagxaan ku tuuray Askar Yuhuudi ah oo la dilay.

Falastiini dhagxaan ku tuuray Askar Yuhuudi ah oo la dilay.

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Marxuumka oo lagu magacaabi jirey Cisadiin Tamiimi ayaa la sheegay in lagu dilay Tuulladda Nebi Salaax ee Daanta Galbeed, waxayna Ciiddanka Yuhuudda ku eedeeyeen inuu dhagax ku dhuftay mid ka mid ah Askartooda. Goobjoogayaal ayaa sheegay in Marxuumka oo 21-jir aha 3 xabbadood looga dhuftay Luqunta, iyadoo fogaansho dhow laga soo toogtay. Dadka Tuulladda waxay […]

- Advertisement -

Marxuumka oo lagu magacaabi jirey Cisadiin Tamiimi ayaa la sheegay in lagu dilay Tuulladda Nebi Salaax ee Daanta Galbeed, waxayna Ciiddanka Yuhuudda ku eedeeyeen inuu dhagax ku dhuftay mid ka mid ah Askartooda.

Goobjoogayaal ayaa sheegay in Marxuumka oo 21-jir aha 3 xabbadood looga dhuftay Luqunta, iyadoo fogaansho dhow laga soo toogtay.

- Advertisement -

Dadka Tuulladda waxay sheegeen inay ASKARTA Yuhuudda diideen in loo gurmado Marxuumka oo dhiig baxayey.

Muquaal ay dadka Tuulladda soo dhigeen YouTube-ka ayaa muujiyey Marxuumka oo dhulka yaalla , iyadoo Askarta Yuhuudda u fidin wax gargaar degdeg ah.

Tan iyo bishii Maarso 30-dii ee sannadkan, Askarta Yuhuudda waxay toogasho ku dileen 119 Falastiiniyiin ku sugnaa Xududuka Qasa.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories