HomeCaalamkaSarkaal Maraykan oo u basaasayey Shiinaha oo la xiray.

Sarkaal Maraykan oo u basaasayey Shiinaha oo la xiray.

Date:

Related stories

Somalia Completes First Legal Internship for 34 Women Lawyers

Thirty-four women lawyers complete Somalia's first national legal empowerment internship, boosting female representation across courts and prosecution services.

Turkiga oo $1 bilyan maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay e-Visa

Turkiga oo $1 bilyan ku maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay muwaadiniinta Soomaaliyeed nidaamka e-Visa, iyadoo ay tahay inay fiisooyinka ka soo gudbiyaan safaaradaha. Soomaaliya ayaa la filayaa inay ka wada hadasho Turkiga si loo xalliyo arrintan.

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Waaxda Caddaladda ee dalkaasi ayaa sheegtay in Sarkaalkaasi lagu tuhunsan yahay inuu u basaasayey Shiinaha. Hay’adda Dembi-baarista Federalka ee FBI-da ayaa sheegtay inay baaritaan ku hayaan Sarkaalkaasi oo lagu magacaabo Ron Rockwell Hansen oo 58-jir, kaasi oo la qabtay isagoo doonayey inuu helo Duullimaad Transit ah oo uu ku tegi lahaa Shiinaha. Eedeysanaha ayaa la […]

- Advertisement -

Waaxda Caddaladda ee dalkaasi ayaa sheegtay in Sarkaalkaasi lagu tuhunsan yahay inuu u basaasayey Shiinaha.

Hay’adda Dembi-baarista Federalka ee FBI-da ayaa sheegtay inay baaritaan ku hayaan Sarkaalkaasi oo lagu magacaabo Ron Rockwell Hansen oo 58-jir, kaasi oo la qabtay isagoo doonayey inuu helo Duullimaad Transit ah oo uu ku tegi lahaa Shiinaha.

- Advertisement -

Eedeysanaha ayaa la sheegay inuu doonayey inuu Shiinaha u gudbiyo Warbixin la xiriirta Difaaca Qaranka Maraykanka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories