HomeCaalamkaNAIROBI: Guddiga Dugsigii gabadha lagu kufsaday oo la kala diray.

NAIROBI: Guddiga Dugsigii gabadha lagu kufsaday oo la kala diray.

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Wasiirka Waxbarashadda ee dalka Kenya, Aamina Maxamed waxay hawshii ka joojisay Guddiga Dugsiga Gabdhaha ee (Moi Girls’ School) ee magaalladda Nairobi, kadib, markii gabar Ardayad ah lagu kufsaday Dhismaha Jiifka ee Dugsigaas Maamulihii Dugsiga (Moi Girls’ School), Jael Mureithi waxaa iyadana loo diray Hawlgab la soo horumariyey, sida ay sheegeen Guddiga Adeegga Macallimiinta Kenya Dhinaca […]

- Advertisement -

Wasiirka Waxbarashadda ee dalka Kenya, Aamina Maxamed waxay hawshii ka joojisay Guddiga Dugsiga Gabdhaha ee (Moi Girls’ School) ee magaalladda Nairobi, kadib, markii gabar Ardayad ah lagu kufsaday Dhismaha Jiifka ee Dugsigaas

- Advertisement -

Maamulihii Dugsiga (Moi Girls’ School), Jael Mureithi waxaa iyadana loo diray Hawlgab la soo horumariyey, sida ay sheegeen Guddiga Adeegga Macallimiinta Kenya

Dhinaca kale, Wasiirka Waxbarashadda ee dalka Kenya, Aamina Maxamed waxay amartay in  dib-u-habayn lagu sameeyo Ammaanka Dugsigaasi oo ku fahiya 42 acre, waxayna xustay in marka isbedelka lagu sameeyo Ammaanka inay Ardayda, Macallimiinta, Waalidiinta, shaqaalaha iyo dadka kale ee soo galaya Dugsiga la baari doono, ka hor intaysan gudaha u sii gudbin.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories