HomeCaalamkaMilliteriga Sacuudiga oo sheegay inay burburiyeen Gantaal ay Kooxda Xuutiyiinta soo tuureen.

Milliteriga Sacuudiga oo sheegay inay burburiyeen Gantaal ay Kooxda Xuutiyiinta soo tuureen.

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Ciiddanka Difaaca Cirka ee dalkaasi waxay maaanta burburiyeen Gantaal ay Xuutiyiinta ku soo duqeeyeen magaalladda Yunbac oo ku taalla Galbeedka Sacuudiga. Dhinaca kale, Afhayeenka Isbahaysiga Sacuudiga ee dagaalka Yemen, Kolonel Turki Al-maaliki ayaa sheegay inay Dowladda Iiraan bilowday inay hubeyso Maleeshiyadad Xuutiyiinta, isla markaana ay Gantaallo soo gaarsiiyaan. Waxa uu xusay inay Ciiddanka Isbahaysiga ku […]

- Advertisement -

Ciiddanka Difaaca Cirka ee dalkaasi waxay maaanta burburiyeen Gantaal ay Xuutiyiinta ku soo duqeeyeen magaalladda Yunbac oo ku taalla Galbeedka Sacuudiga.

Dhinaca kale, Afhayeenka Isbahaysiga Sacuudiga ee dagaalka Yemen, Kolonel Turki Al-maaliki ayaa sheegay inay Dowladda Iiraan bilowday inay hubeyso Maleeshiyadad Xuutiyiinta, isla markaana ay Gantaallo soo gaarsiiyaan.

- Advertisement -

Waxa uu xusay inay Ciiddanka Isbahaysiga ku guuleysteen inay burburiyaan inta badan Awoodaha Maleeshiyadda Xuutiyiinta ee Gantaalladda Balaastikadda, isla markaana ay beegsadeen Gantaal-xambaarayaasha yaalla magaalladda Saada ee W/bari ee dalka Yemen.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories