HomeCaalamkaGanacsato Somali-Kenyan lagu qabtay Sonkor Kotarabaan oo la maxkamadaynayo.

Ganacsato Somali-Kenyan lagu qabtay Sonkor Kotarabaan oo la maxkamadaynayo.

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Hawlgal ay Boliska Kenya ka sameeyeen Suuqa Xaafadda Islii ee magaalladda Nairobi waxay ku soo qabteen in ka badan 2,000 oo Loorarka Sonkorta oo Kontorobaan ah. Madaxa Unugga Ciiddanka Khaaska ee dalkaasi, Muusa Yeego ayaa Saxaafadda u sheegay inay qabteen Sonkortaasi oo asal ahaan ay Wershadaha Sonkorta ee Mumais iyo Kabras ka keeneen dalka Brazil. […]

- Advertisement -

Hawlgal ay Boliska Kenya ka sameeyeen Suuqa Xaafadda Islii ee magaalladda Nairobi waxay ku soo qabteen in ka badan 2,000 oo Loorarka Sonkorta oo Kontorobaan ah.

Madaxa Unugga Ciiddanka Khaaska ee dalkaasi, Muusa Yeego ayaa Saxaafadda u sheegay inay qabteen Sonkortaasi oo asal ahaan ay Wershadaha Sonkorta ee Mumais iyo Kabras ka keeneen dalka Brazil.

- Advertisement -

Waxa uu xusay inay dadweynaha u soo far muuqeen in Sonkor badan iyo Saliidda cuntada  la dhigay Bakhaar ku yaalla Xaafadda Sekshin Saddex (Section #) ee Xaafadda Islii.

Muusa Yeego wxaa uu  tilmaamay inay qabteen  3 Ganacsato Somali-Kenyan, kuwaasi oo la filayo in maanta la soo taago Maxkamad ku tyaalla Nairobi.

Dhinaca kale, waxa uu sheegay in Badeecadaasi Amar Maxkamadeed ku gubi doonaan.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories