HomeCaalamkaDowladda Kenya oo lagu eedeeyey inay wax ka og tahay dadka...

Dowladda Kenya oo lagu eedeeyey inay wax ka og tahay dadka lagu la’ yahay W/bari ee dalkaasi

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Qaraabadda dadka lagu la’ yahay Degmadda Libooya oo u dhow Mandera ayaa sheegay inay dadkaasi kaxaysteen rag isugu sheegay inay yihiin Saraakiil Bolis. Dadkaasi oo la hadlay Wargeyska The Nation waxay sheegeen inay Dowladda Kenya ku lug leedahay Afduubkaasi, waxayna ugu baaqeeen inay ka hadlaan halka ay ku dambeeyeen dadka laga afduubtay Libooya iyo in […]

- Advertisement -

Qaraabadda dadka lagu la’ yahay Degmadda Libooya oo u dhow Mandera ayaa sheegay inay dadkaasi kaxaysteen rag isugu sheegay inay yihiin Saraakiil Bolis.

Dadkaasi oo la hadlay Wargeyska The Nation waxay sheegeen inay Dowladda Kenya ku lug leedahay Afduubkaasi, waxayna ugu baaqeeen inay ka hadlaan halka ay ku dambeeyeen dadka laga afduubtay Libooya iyo in Caddaaladda la soo taago kooxaha afduubka geystay.

- Advertisement -

Qaar ka mid ah Qaraabadda waxay ugu baaqeen Dowladda Kenya in la sii daayo dadkaasi ama la soo taago Maxkamadhaddii lagu tuhunsan yahay inay Dembiyo galeen.

Ugu yaraan 14 qof ayaa lagu la’ yahay Degmadda Libooyo oo 14-KM u jirta Xuduudka Kenya la wadaagto Somalia, kuwaasi oo ay ka mid  yihiin Sheekh C/llaahi Maxamed Yuusuf oo Imaam Masjid iyo Maamul Dugsi ka ahaa Degmadda Liboya, Maxamed Salaad Xasan, C/llaahi Murshid Iimaan, Faraax Yuusuf, Deeqow Maxamed Khaliif, Nuur C/llaahi, Xuseen Jamaac iyo nin magaciisa lagu soo koobay Sahal.

Dhinaca kale, dad badan oo ku nool Liboya ayaa bilaabay inay ka qaxaan Degmadaasi, kuwaasi oo badankooda u soo gudbay Xuduudka dhinaca Somalia.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories