HomeCaalamkaBoqolal Muhaajiriin ay Soomaali ku jirtay oo lagu qabtay Turkiga.

Boqolal Muhaajiriin ay Soomaali ku jirtay oo lagu qabtay Turkiga.

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Ilo dhinaca Ammaanka ayaa sheegay in la qabtay Muhaajiriin tiradooda guud dhan tahay 287 qof, kuwaasi oo intooda badan lagu xiray W/galbeed ee dalkaasi. Ilaaladda Xuduudaha ee dalkaasi waxay sheegeen inay 220 Tahriibayaal ka qabteen Degmadda MERIC ee Gobalka EDIRNE ee W/Galbeed ee dalkaasi iyo Tuullooyinka Bosnakoy iyo Orhaniye. Muhaajiriinta la qabtay waxay ka soo […]

- Advertisement -

Ilo dhinaca Ammaanka ayaa sheegay in la qabtay Muhaajiriin tiradooda guud dhan tahay 287 qof, kuwaasi oo intooda badan lagu xiray W/galbeed ee dalkaasi.

Ilaaladda Xuduudaha ee dalkaasi waxay sheegeen inay 220 Tahriibayaal ka qabteen Degmadda MERIC ee Gobalka EDIRNE ee W/Galbeed ee dalkaasi iyo Tuullooyinka Bosnakoy iyo Orhaniye.

- Advertisement -

Muhaajiriinta la qabtay waxay ka soo kala jeedaan dalalka Somalia, Syria, Pakistan, Libya, Algeria, Falastiin, Ciraaq, Morooko, Iiraan, Tunisia, Bangaladesh. Afganistaan, Senigaal iyo Koongo.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories