HomeCaalamkaBarlamaanka Ethiopia oo ansixiyey Tallaabo ay Xukuumadda ku soo af-jarayso Xukunka Degdegga.

Barlamaanka Ethiopia oo ansixiyey Tallaabo ay Xukuumadda ku soo af-jarayso Xukunka Degdegga.

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Idaacadda FANA ee taabacsan Dowladda Ethiopia ayaa shaacisay inay Mudanayaasha Barlamaanka Federalka ee dalkaasi maanta si wadajir ah u ansxiyeeen in la qaado Go’aankii Ra’isul-wasaare Abi Axmed  ku qaaday Xukunkii Degdegga ee dalkaasi lagu soo rogay bishii Feberaayo ee sannadkan. Sabtidi ila soo dhaafay ayey Golaha Wasiiradda ee dalkaasi ka hadleen Xaalladda Ammaanka iyo sidii […]

- Advertisement -

Idaacadda FANA ee taabacsan Dowladda Ethiopia ayaa shaacisay inay Mudanayaasha Barlamaanka Federalka ee dalkaasi maanta si wadajir ah u ansxiyeeen in la qaado Go’aankii Ra’isul-wasaare Abi Axmed  ku qaaday Xukunkii Degdegga ee dalkaasi lagu soo rogay bishii Feberaayo ee sannadkan.

- Advertisement -

Sabtidi ila soo dhaafay ayey Golaha Wasiiradda ee dalkaasi ka hadleen Xaalladda Ammaanka iyo sidii loo soo celin lahaa Amarka iyo Kala-dambaynta, iyadoo Ra’isul-wasaare Abii Axmed horey u ballan qaaday in la qaadi doono Xukunka Degdeggam mar uu socdaal ku soo maray Goballadda dalkaasi.

Dowladda Ethiopia waxay 4 bilood ka hor soo rogtay Xukunka Degdeg ah oo 6 bilood ah, kadib, markii ay dhaceen Dibadbaxyo rabashado watay, taasi oo ugu dambeyntii keentay inuu is-casilo Ra’isul-wasaarihii hore ee dalkaasi, Hailemariam Desalegn.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories