HomeCaalamkaSaraakiil sarsare oo ka tirsan Milliteriga Waqooyiga Kuurya oo xilalkii laga qaaday.

Saraakiil sarsare oo ka tirsan Milliteriga Waqooyiga Kuurya oo xilalkii laga qaaday.

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Sarkaal sare oo Maraykan ayaa sheegay in xilalkii laga qaaday Saddexda Sarkaal ee ugu sareeya Milliteriga Waqooyiga Kuurya. Waxa uu tilmaamay inay Saraakiishaasi mucaaradsan yihiin Tallaabadda uu Hoggaamiyaha Waqooyiga Kuurya, Kim Jong Un ugu dhawaanayo dalalka Mraaykanka iyo Koonfurta Kuurya.= iyo qorshaha lagu burburinayo Nukliyeerka Waqooyiga Kuurya. Wakaalladda Wararka Koonfurta Kuurya ee YONHAP ayaa qortay […]

- Advertisement -

Sarkaal sare oo Maraykan ayaa sheegay in xilalkii laga qaaday Saddexda Sarkaal ee ugu sareeya Milliteriga Waqooyiga Kuurya.

Waxa uu tilmaamay inay Saraakiishaasi mucaaradsan yihiin Tallaabadda uu Hoggaamiyaha Waqooyiga Kuurya, Kim Jong Un ugu dhawaanayo dalalka Mraaykanka iyo Koonfurta Kuurya.= iyo qorshaha lagu burburinayo Nukliyeerka Waqooyiga Kuurya.

- Advertisement -

Wakaalladda Wararka Koonfurta Kuurya ee YONHAP ayaa qortay in dhamaan 3-daasi Sarkaal laga qaaday Xilalka, loona wareejiyey Xilal kale.

Wakaalladda waxay sheegtay in Xilalka laga qaaday Taliyaha Guud ee Ciiddanka dalkaasi,  Pak Yong Sik; Taliyaha Ciiddanka Dadka Kuurya, Ri Myong Su, iyo Agaasimaha Waaxda Siyaasadda ee Ciiddanka Dadka Kuurya, Kim Jong Gak.

Dhamaan Saddexdaasi Sarkaal waxaa lagu bedelay Saraakiil dhallinyaro ah oo u daacad ah Hoggaamiyaha dalkaasi, Kim Jong Un oo isagu Talada dalkaasi la wareegay sannadkii 2011-kii.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories