HomeCaalamkaUgu yaraan 11 Tahriibayaal oo ku geeriyootay dooni ku degtay Xeebaha Tunisia

Ugu yaraan 11 Tahriibayaal oo ku geeriyootay dooni ku degtay Xeebaha Tunisia

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Ugu yaraan 11 Tahriibayaal ayaa la sheegay inay ku geeriyoodeen dooni ku degtay Xeebta Koonfureed ee dalkaasi, iyadoo 67 kalena la soo badbaadiyey. Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Tunisia ayaa maanta sheegtay in Tahriibayaasha oo isugu jiray kuwo Tuniyaan iyo kuwo kale waxa ay ku si ijeedeen Jesiiradda Sishilis ee dalka Talyaaniga. Waa doonidii Labaad oo […]

- Advertisement -

Ugu yaraan 11 Tahriibayaal ayaa la sheegay inay ku geeriyoodeen dooni ku degtay Xeebta Koonfureed ee dalkaasi, iyadoo 67 kalena la soo badbaadiyey.

Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Tunisia ayaa maanta sheegtay in Tahriibayaasha oo isugu jiray kuwo Tuniyaan iyo kuwo kale waxa ay ku si ijeedeen Jesiiradda Sishilis ee dalka Talyaaniga.

- Advertisement -

Waa doonidii Labaad oo ay Tahriibayaal la socdeen oo la soo weriyey inay maanta wada degeen.

Waaberigii hore ee saakayto, ugu yaraan 9 Tahriibayaal u badnaa carruur ayaaku geeriyooday dooni ku degtay Xeebta Degmadda lo odalxiis tago ee Demre  ee Gobalka ANTALYA ee dalka Turkiga.

15 Tahriibayaal ayaa la socotay doonida degtay oo  nooceedu ahaa kuwa dheereeya, taasi oo ciollad ku qabsatay Badda  dhexdeeda

- Advertisement -

Warbaahinta Turkiga ayaa sheegtay inay Ciiddanka Badda badbaadiyeen 5 qof, halka mid kale weli la la’ yahay.

Lama shaacinin dalalka ay ka soo jeedaan Tahriibayaasha geeriyootay iyo kuwa la soo badbaadiyey.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories