HomeCaalamkaMadaxweynihii hore ee Maraykanka oo booqan doona dalka Kenya

Madaxweynihii hore ee Maraykanka oo booqan doona dalka Kenya

Date:

Related stories

Somalia Completes First Legal Internship for 34 Women Lawyers

Thirty-four women lawyers complete Somalia's first national legal empowerment internship, boosting female representation across courts and prosecution services.

Turkiga oo $1 bilyan maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay e-Visa

Turkiga oo $1 bilyan ku maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay muwaadiniinta Soomaaliyeed nidaamka e-Visa, iyadoo ay tahay inay fiisooyinka ka soo gudbiyaan safaaradaha. Soomaaliya ayaa la filayaa inay ka wada hadasho Turkiga si loo xalliyo arrintan.

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Barack Obama oo ahaa Madaxweynihii 44-aad ee dalka Maraykanka  ayaa la sheegay inuu bishan 16-da boqasho hal maalin ah ku tegi doono Kenya ee uu Aabihiisa asal ahaan ka soo jeedo. Waxaana u qorsheysan inuu Madaxweyne Uhuru Kenyatta kula kulmo Aqalka dowladda ee magaalladda Nairobi, ka hor inta uusan u socdaalin Degmadda K’OGELO oo uu […]

- Advertisement -

Barack Obama oo ahaa Madaxweynihii 44-aad ee dalka Maraykanka  ayaa la sheegay inuu bishan 16-da boqasho hal maalin ah ku tegi doono Kenya ee uu Aabihiisa asal ahaan ka soo jeedo.

Waxaana u qorsheysan inuu Madaxweyne Uhuru Kenyatta kula kulmo Aqalka dowladda ee magaalladda Nairobi, ka hor inta uusan u socdaalin Degmadda K’OGELO oo uu asal ahaan ka soo jeedo, si uu u soo booqdo Qaraabadiisa.

- Advertisement -

Socdaalka uu Barack Obama ku tegi doono Kenya ayaa ah tii ugu horreysay tan iyo markii uu Xilka Madaxweynaha Maraykanka ka degay bishii Janaayo 20-dii ee sannadkii hore.

Dhinaca kale, Madaxweynihii hore ee Maraykanka waxa u qorsheysan inuu booqasho ku tago dalak Koonfur Afrika, isagoo jeedin doona khudbad sannadeedka Madaxweynihii geeriyooday ee dalkaasi, Nelson Mandela.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories