HomeCaalamkaDowladda Talyaaniga oo dib u celin doonta 500,000 oo Muhaajiriin ah

Dowladda Talyaaniga oo dib u celin doonta 500,000 oo Muhaajiriin ah

Date:

Related stories

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Wasiirka cusub ee Arrimaha Gudaha ee dalka Talyaaniga, Matteo Salvini waxa uu shalay sheegay in Dib-u-celinta Muhaajiriinta tahay mid ka mid ah Muhiimadiisa sare ee dalkaasi.   Matteo Salvini oo ka tirsan Xisbiga LEGA NORD PARTY waxa uu sheegay inay ka go’an tahay sidii looga hortegi lahaa Muhaajiriinta sida sharci-darradda ku soo gala Talyaaniga. Wargeyska […]

- Advertisement -

Wasiirka cusub ee Arrimaha Gudaha ee dalka Talyaaniga, Matteo Salvini waxa uu shalay sheegay in Dib-u-celinta Muhaajiriinta tahay mid ka mid ah Muhiimadiisa sare ee dalkaasi.

 

- Advertisement -

Matteo Salvini oo ka tirsan Xisbiga LEGA NORD PARTY waxa uu sheegay inay ka go’an tahay sidii looga hortegi lahaa Muhaajiriinta sida sharci-darradda ku soo gala Talyaaniga.

Wargeyska “The Guardian” ayaa qoray inuu  Wasiirka cusub ee Arrimaha Gudaha ee dalka Talyaaniga, Matteo Salvini horey u ballan qaaday markii uu ku jiray Ololihiisa Doorashadda inuu Talyaaniga ka masaafurin doono 500,000 oo Soo-galooti ah. 

Waxa kale oo uu tilmaamay inuu wax ka beddeli doono halka lagu hayo Muhaajiriinta magan-gelyo-doonka ah.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories