HomeCaalamka(SAWIRO): Nin Falastiini oo lagu toogtay Daanta Galbeed ee dhulka Reer Falastiin.

(SAWIRO): Nin Falastiini oo lagu toogtay Daanta Galbeed ee dhulka Reer Falastiin.

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Askarta Yuhuudda ayaa la sheegay inay nInkaasi ku toogteen meel ku dhow Masjidka Ibrahimi ee Degmadda Al-khaliil ee Koonfurta Daanta Galbeed. Hadal ka soo baxay Askarta Yuhuudda waxay ku sheegeen inuu ninkaasi doonayey inuu Cagaf-cagaf  jiirsiiyo Askar  Yuhuud ah oo joogtay Bar Kontorool, waa sida ay hadalka u dhigeen. Dadka Deegaanka waxay magaca Marxuumkaasi ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Askarta Yuhuudda ayaa la sheegay inay nInkaasi ku toogteen meel ku dhow Masjidka Ibrahimi ee Degmadda Al-khaliil ee Koonfurta Daanta Galbeed.

- Advertisement -

Hadal ka soo baxay Askarta Yuhuudda waxay ku sheegeen inuu ninkaasi doonayey inuu Cagaf-cagaf  jiirsiiyo Askar  Yuhuud ah oo joogtay Bar Kontorool, waa sida ay hadalka u dhigeen.

Dadka Deegaanka waxay magaca Marxuumkaasi ku sheegeen Raami Waxiid Xsaan Sabarna  oo 35-jir ah, kaasi oo ka shaqeynayey dhismo ku yaalla qeybta gabowday ee Alkhaliil.

Askarta Yuhuudda waxay shilkaasi kadib xireen Waalidiinta Mrxuumka ay dileen.

- Advertisement -

Waa qofkii Labaad oo Falastiini ah oo ay Yuhuudda dilaan 48-kii saacadood ee la soo dhaafay.

   

Shalay ayey Askarta Yuhuudda dileen Kalkaaliso Caafimaad oo la oran jirey RAZAAN ASHRAF AL-NAJAR oo 22-jir ahayd.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts