HomeCaalamkaMaxkamad ku taalla Kenya oo xukun ku riday Haween Soomaali ah

Maxkamad ku taalla Kenya oo xukun ku riday Haween Soomaali ah

Date:

Related stories

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026, isagoo Spain ku hoggaamiyay guushii ay ka gaareen Argentina. Wuxuu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigtay finalka Koobka Adduunka 2026

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigaysa finalka Koobka Adduunka 2026, iyadoo ku soo bandhigtay heesta "Dai Dai" ay weheliyaan Burna Boy, Madonna, Justin Bieber iyo Ghetto Kids

Ferran Torres: Spain waxay leedahay 26 hoggaamiye Koobka Adduunka 2026

Ferran Torres oo sheegay in xulka Spain uu leeyahay 26 hoggaamiye, isagoo xasuusiyay koobkii 2010-kii iyo David Villa. Akhri wararka cusub ee Koobka Adduunka 2026.

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Maxkamad ku taalla magaalladda Mandera ee W/bari ee Kenya ayaa la soo taagay 2 Haween Soomaali ah oo magacyadooda lagu kala sheegay Xaliima Aadan Xasan iyo Kheyrta Ibraahim Cali. Haweenkaasi waxaa lagu soo oogay inay gabar yar oo 10-jir ah  ka soo tahriibiyeen Somalia dabayaaqadii bishii la soo dhaafay ee May iyo inay doonayeen inay […]

- Advertisement -

Maxkamad ku taalla magaalladda Mandera ee W/bari ee Kenya ayaa la soo taagay 2 Haween Soomaali ah oo magacyadooda lagu kala sheegay Xaliima Aadan Xasan iyo Kheyrta Ibraahim Cali.

Haweenkaasi waxaa lagu soo oogay inay gabar yar oo 10-jir ah  ka soo tahriibiyeen Somalia dabayaaqadii bishii la soo dhaafay ee May iyo inay doonayeen inay gabadhaasi si been abuur ah ugu kaxeeyaan magaalladda Nairobi.

- Advertisement -

Haweenkaasi ayaa la sheegay  inay qirteen Dembigii lagu soo oogay.

Xaliima Aadan Xasan ayaa la sheegay inay gabadha yar ka dhoofin lahayd Garoonka Mandera bishii May 29-da, si ay u geyso magaalladda Nairobi.

Garsooraha Maxkamadda Mandera waxa uu Labadaas Haweeney ku kala xukumay min 30-sanno oo Xabsi ah ama inay bixiyaan min 30 million oo Shillinka Kenya.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Haweenkaasi waxay haystaan 2 isbuuc oo ay Rafcaan kaga qaadan karaan Xukunkaasi.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories