HomeCaalamkaKalkaaliso Falastiiniyad ah oo ay Askarta toogasho ku dileen.

Kalkaaliso Falastiiniyad ah oo ay Askarta toogasho ku dileen.

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Saraakiil ka tirsan Wasaaradda Cafaimaadka iyo Goobjoogayaal ayaa sheegay inay Askarta Yuhuudda shalay toogasho ku dileen Kalkaaliso cafimaad oo doonaysay in ay caawiso Dibadbax ku dhawaacmay Xuduudka Qasa. Kalkaalisada oo lagu magacaabi jiray Razan Al-najar ayaa la toogtay, xilli ay ku sii jeeday Xuduudka ee dhanka bari ee magalladda Khaani Yoonis. Marxuumadda oo 21-jir ah […]

- Advertisement -

Saraakiil ka tirsan Wasaaradda Cafaimaadka iyo Goobjoogayaal ayaa sheegay inay Askarta Yuhuudda shalay toogasho ku dileen Kalkaaliso cafimaad oo doonaysay in ay caawiso Dibadbax ku dhawaacmay Xuduudka Qasa.

Kalkaalisada oo lagu magacaabi jiray Razan Al-najar ayaa la toogtay, xilli ay ku sii jeeday Xuduudka ee dhanka bari ee magalladda Khaani Yoonis.

- Advertisement -

Marxuumadda oo 21-jir ah ayaa xilligaasi u si icararaysay si ay u daawayso Dibadbadayaal ku dhaawacmay toogashadda Askarta Yuhuudda.

Kalkaalisadda waxay wadatay Labiska lagu garto Shaqaalaha Caafimaadka, waxayna si muuqata kor ugu taagtay gacmaheeda, balse Askarta Yuhuudda waxay ka toogteen  Laabta, sida uu sheegay Goobjooge la hadlay Wakaalladda Wararka REUTERS

Afhayeenad u hadashay Milliteriga Yuhuudda wey ka gaabsatay inay ka hadasho Toogashaddaasi.

- Advertisement -

Dhimashadda Kalkaalisada waxay tirada guud ee Dibadbaxayaasha Falastiin ee lagu dilay Qasa tan iyo bishii Maarso ee la soo dhaafay waxay ka dhigtay 119.

Saraakiisha Caafimaadka ee Qasa waxay sheegeen in ugu yaraan 100 Falastiiniyiin ah lagu dhaawacay dibadbaxii weynaa ee shalay ka dhacay Xuduudka Qasa..

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories