HomeCaalamkaItoobiya oo Qaadeysa Xaaladda Deg Degga ah

Itoobiya oo Qaadeysa Xaaladda Deg Degga ah

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Golaha Wasiirrada Ethiopia ayaa maanta ansixiyay sharci ogolaanaya in la qaado xaaladda dag daga ah ee dalkaasi saarneyd tan iyo bishii Febraayo ee sannadkaan. Bandowgani ayaa ka danbeeyay kadib bilooyin ay dalkaasi ka dhacayeen rabshado ruxay gobollo badan oo Itoobiya ah kuwaas oo looga soo horjeeday dowlada. Madaxa xafiiska Ra’isulwasaaraha, Fitsuma Arega ayaa maanta sheegay […]

- Advertisement -

Golaha Wasiirrada Ethiopia ayaa maanta ansixiyay sharci ogolaanaya in la qaado xaaladda dag daga ah ee dalkaasi saarneyd tan iyo bishii Febraayo ee sannadkaan.

Bandowgani ayaa ka danbeeyay kadib bilooyin ay dalkaasi ka dhacayeen rabshado ruxay gobollo badan oo Itoobiya ah kuwaas oo looga soo horjeeday dowlada.

- Advertisement -

Madaxa xafiiska Ra’isulwasaaraha, Fitsuma Arega ayaa maanta sheegay in Golaha Wasiirada ay dib u eegeen xaaladda amni ee Itoobiya, kadibna ay isku raaceen in dib loo soo celiyay amnigi iyo kala danbeynti.

Qaraarkan ay ansixiyeen Golaha Wasiirada ayaa loo gudbin doonaa baarlamaanka Itoobiya si uu u qiimeeyo. Lama oga waqtiga rasmiga ah ee ay ka doodi doonaan.

Tallaabadani ee ay dowladda ku qaadeyso xaalada deg dega ah ee saarneyd dhamaan Itoobiya ayaa noqoneysa isbadalki ugu weynaa ee uu Ra’isulwasaaraha cusub ee dalkaasi la yimaado. Abiy Ahmed ayaa si cad u sheegay inuu doonayo inuu Ethiopia ka sameeyo isbadallo siyaasadeed.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories