HomeCaalamkaGanacsato Soomaali ah oo lagu qabtay Bariis dhacay

Ganacsato Soomaali ah oo lagu qabtay Bariis dhacay

Date:

Related stories

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026, isagoo Spain ku hoggaamiyay guushii ay ka gaareen Argentina. Wuxuu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigtay finalka Koobka Adduunka 2026

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigaysa finalka Koobka Adduunka 2026, iyadoo ku soo bandhigtay heesta "Dai Dai" ay weheliyaan Burna Boy, Madonna, Justin Bieber iyo Ghetto Kids

Ferran Torres: Spain waxay leedahay 26 hoggaamiye Koobka Adduunka 2026

Ferran Torres oo sheegay in xulka Spain uu leeyahay 26 hoggaamiye, isagoo xasuusiyay koobkii 2010-kii iyo David Villa. Akhri wararka cusub ee Koobka Adduunka 2026.

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Sida uu qoray Wargeyska The Star ee ka soo baxa dalka Kenya waxay Boliska magaalladda Mombasa gacanta ku dhigeen 2 Ganacsato Soomaali ah, kuwaasi oo la sheegay inay taariikhda ka bedeleen 100 Loor oo Bariis dhacay, waa sida hadalka loo dhigay. Ganacsatadaasi oo la sheegay inay Xarun Ganacsi ku leeyihiin Deegaanmka Shimanzi ee magaalladda Mombasa […]

- Advertisement -

Sida uu qoray Wargeyska The Star ee ka soo baxa dalka Kenya waxay Boliska magaalladda Mombasa gacanta ku dhigeen 2 Ganacsato Soomaali ah, kuwaasi oo la sheegay inay taariikhda ka bedeleen 100 Loor oo Bariis dhacay, waa sida hadalka loo dhigay.

Ganacsatadaasi oo la sheegay inay Xarun Ganacsi ku leeyihiin Deegaanmka Shimanzi ee magaalladda Mombasa ayaa la sheegay in lagu qabtay iyagoo dib taariikhda uga bedelayey Bariiska la sheegay inay taariikhdiisii dhacday.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Boliska waxay gacanta ku dhigeen Kun Loor ee Bariiska dhacay, iyagoo sheegay in asal ahaan Loorarka Bariiska ku qornaa inuu dhacayo bisha September ee sanadkii hore ee 2017-ka, balse ay Ganacsatada u bedeleen inuu dhici doono bisha September ee saannadkan 2018-ka, waa sida ay hadalka u dhigeen.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories