HomeWararDaawo:-Taliyaha Xoogga oo digniin ka soo saaray dagaalada dhex mara Ciidamada

Daawo:-Taliyaha Xoogga oo digniin ka soo saaray dagaalada dhex mara Ciidamada

Date:

Related stories

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Wasiir Xoosh oo booqday matxafka Qaranka ee ciidanka Algeria

Wasiir Xoosh oo booqday Matxafka Qaranka ee Algeria. Wuxuu xusay halgankii gobannimo-doonka iyo muhiimadda iskaashiga labada dal.

Digniin culus: Farmaajo oo Mareykanka kula Wadaagay khilaafka doorashada

Farmaajo oo kulan la qaatay diblomaasiyiinta Mareykanka, kuna digay doorasho hal dhinac ah. “Mucaaradku ma aqbali doono,

Somalia Trains First Government Cybersecurity Cohort

The National Communications Authority (NCA) has completed its first...

Taliyaha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya Cabduweli Jaamac Gorod ayaa ka digay in ay Magaalada hub ku dhex wataan ciidamada aan ka mid aheyn kuwa xasilinta ee loogu talo galay amniga Caasimadda.

Waxa uu sheegay taliyaha in ciidamada kale ee dowladda looga baahan yahay in ay xeryahooda ku ekaadaan si aan look ala garan waayin kuwo lidiga ku ah amniga iyo ciidamada kale.

“Waxaa muhiim ah in ciidamada aan aheyn kuwa amniga in ay xeryahooda ku ekaadan si aan look ala garan waayin kuwa amnidararda wada,xaqiiqdii in ay iyaga oo la ogyahay oo faax soo qaatay uu soo baxo laakin askarigii aan fasax la’aan soo baxa loona soo gudbiyo ay tallaabo qaadi doonaan,waxana lagu qaadayaa qodobka ah qalqal gelinta xasilinta amniga ayuu yiri.

Sidoo kale wax uu ugu baaqay saraakiisha ciidamada xaslinta in iyaga oo fulinaya waajibadkii qaran ee xasilinta in ay ilaaliyaan ama ay xurmeeyaan ciidamada kale oo walaalkooda ah,isla markaana ay weeydiiyaan cadeyntiisa iyo halka uu ka tirsan ahay.

Sikastaba hadalka ka soo baxay taliyaha xooggad alka Soomaaliya ayaa ku soo aadaya xilli labadii maalmood ee la soo dhaafay muqdisho ay ka dhacayeen isku-dhacyada ciidamada dowladda oo shalay ugu dambeysay ay ku dagaalameen degmada Dharkenley.

Hoos Ka Dhageyso Codka Taliyaha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories