HomeCaalamkaMareykanka oo shaaciyey in uu duqeyn ku dilay rag ka tirsanaa Al-Shabaab

Mareykanka oo shaaciyey in uu duqeyn ku dilay rag ka tirsanaa Al-Shabaab

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

War qoraal ah oo ka soo baxay Taliska Mareykanka Afrika ee (Africom) ayaa waxaa lagu sheegay in duqeyn diyaaradeed ay ka fuliyeen 31 bishii May oo ku beegneed Khamiistii ay ku dileyn dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab. Waxaa warka ka soo baxay Mareykanka lagu sheegay in weerarkaas dhanka circa ah laga fuliyey meel 30km koonfur Galbeed […]

- Advertisement -

War qoraal ah oo ka soo baxay Taliska Mareykanka Afrika ee (Africom) ayaa waxaa lagu sheegay in duqeyn diyaaradeed ay ka fuliyeen 31 bishii May oo ku beegneed Khamiistii ay ku dileyn dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab.

Waxaa warka ka soo baxay Mareykanka lagu sheegay in weerarkaas dhanka circa ah laga fuliyey meel 30km koonfur Galbeed ka xigta Caasimadda Soomaaliya ee  Muqdisho,isla markaana ay ku dileen 12 dagaalame.

- Advertisement -

Sidoo kale waxa ay War-saxaafadeedka ay ku cadeeyeen in ay xaqiijiyeen in weerarkaas aysan ku waxyeeloobin dad rayid ah,iyada oo horay loogu eedeyn jiray in duqeymaha qaarkood dad yarid ah ku waxyeeloobaan.

Siakstaba Mareykanka ayaa bilihii u dambeeyey waxa uu jordhiyey duqeymaha dhanka circa ah oo uu ka fuliyo Koonfurta Soomaaliya kaas oo uu sheegay in lala beegsado Saldhigyo ay leeyihiin Al-Shabaab.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories