HomeWararMadaxweynaha Soomaaliya oo dib ugu soo laabtay Magalada Muqdisho

Madaxweynaha Soomaaliya oo dib ugu soo laabtay Magalada Muqdisho

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Madaxweyne Farmaajo ayaa soo gabagabeeyay booqashadii shaqo ee uu ku joogay dalka Kenya,isaga oo manta dib ugu soo laabtay Caasimadda dalka Soomaaliya ee Muqdisho. Booqashada Madaxweyne Farmaajo oo aheyd hal maalin,ayaa intii usan ka ambabixin dalka waxa ay aheyd mid deg deg ah oo aan horay loo sii shaacin. Madaxweyne Farmaajo aya intii uu ku […]

- Advertisement -

Madaxweyne Farmaajo ayaa soo gabagabeeyay booqashadii shaqo ee uu ku joogay dalka Kenya,isaga oo manta dib ugu soo laabtay Caasimadda dalka Soomaaliya ee Muqdisho.

Booqashada Madaxweyne Farmaajo oo aheyd hal maalin,ayaa intii usan ka ambabixin dalka waxa ay aheyd mid deg deg ah oo aan horay loo sii shaacin.

- Advertisement -

Madaxweyne Farmaajo aya intii uu ku sugnaa dalka Kenya waxaa uu la kulmay madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta,iyaag oo ka wada hadlay arrimo ay ka mid ahaayeen amniga,Ganacsiga iyo xoojinta xiriirka labada dal.

Booqashadan oo ahayd mid miro dhal ah ayaa waxa ay sii adkeynaysaa xiriirka wanaagsan ee ka dhaxeeya labada dal ee dhinacyada ammaanka, ganacsiga iyo waxbarashada.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories