HomeWararDhageyso:-Wasiirka Cusub ee gaashaandhigga oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Al-Shabaab

Dhageyso:-Wasiirka Cusub ee gaashaandhigga oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Al-Shabaab

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ee shalay uun la wareegay xilka ayaa ka hadlay qorshihiisa ugu horreeya maadaama Shaqa adag ay hortaallo,waxa uuna sheegay in bulshada ay garab ka sugayaan. Wasiirka Gaashaandhigga   Mudane Xasan Cali ayaa sheegay in Wasaaradiisu ay la imaan doonto qorsho cad oo lagu sugayo amniga dalka,isla markaan sidoo kale dib u dhis loogu […]

- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ee shalay uun la wareegay xilka ayaa ka hadlay qorshihiisa ugu horreeya maadaama Shaqa adag ay hortaallo,waxa uuna sheegay in bulshada ay garab ka sugayaan.

Wasiirka Gaashaandhigga   Mudane Xasan Cali ayaa sheegay in Wasaaradiisu ay la imaan doonto qorsho cad oo lagu sugayo amniga dalka,isla markaan sidoo kale dib u dhis loogu sameynayo Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya.

- Advertisement -

Waxa uu hadalkiisa intaasi ku daray in uu muhiim yahay sugida amniga dalka,isla markaana looga baahan yahay in Shacabka ay ka qeyb qaataan dagaalka Al-Shabaab si looga guuleysto.

Waa hadalkiisii ugu horreeyey ee uu sheego  tan iyo markii la magacaabay,isla markaana lagu wareejiyey xilka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya,iyada oo Shaqooyin adag ay horyaallaan.

Hoos Ka Dhageyso Codka Wasiirka Gaashaandhigga.

- Advertisement -

1336014539867415

Latest stories