HomeCaalamkaSaxafi mucaraad ku ahaa Madaxweynaha Raashiya oo la dilay.

Saxafi mucaraad ku ahaa Madaxweynaha Raashiya oo la dilay.

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Boliska dalka Yukrayn ayaa sheegay in Saxafigaasi oo la oran jirey Arkady Babchenko lagu dilay caasimadda dalkaasi ee Kiyeef. Saxafigaasi caanka ah waxa uu mucaaradi jirey Madaxweyne Valadamir Putin, mana kala cadda cidda ka dambeysay dilkiisa oo u muuqday mid la sii qorsheeyey. Dhinaca kale, Saxafi u dhashay dalka Meksiko ayaa shalay lagu dilay Koonfurta […]

- Advertisement -

Boliska dalka Yukrayn ayaa sheegay in Saxafigaasi oo la oran jirey Arkady Babchenko lagu dilay caasimadda dalkaasi ee Kiyeef.

Saxafigaasi caanka ah waxa uu mucaaradi jirey Madaxweyne Valadamir Putin, mana kala cadda cidda ka dambeysay dilkiisa oo u muuqday mid la sii qorsheeyey.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Saxafi u dhashay dalka Meksiko ayaa shalay lagu dilay Koonfurta dalkaasi.

- Advertisement -

Boliska ayaa sheegay in Saxafigaasi oo la oran jirey  Hektor Gonzalez, si xun loo garaacay ilaa uu ka geeriyoodo.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories