HomeCaalamkaMareykanka: Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu eedeeyey inuu isticmaalo Aqoonsiga Shaqsi kale

Mareykanka: Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu eedeeyey inuu isticmaalo Aqoonsiga Shaqsi kale

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Xuseen Nuur Xuseen oo dalka Maraykanka tegay sannadkii 2004-tii waxaa Toddobaadkii hore lagu xiray magaalladda VERMONT oo 72 KM dhanka Koonfurta kaga beegan Xuduudka uu dalka Maraykanka la wadaago Kanada. Ninkaasi ayaa wajahaya  3 Eedeyn oo la xiriirta  inuu samaystay Codsiyo la been abuuray Xuseen Nuur Xuseen oo Gobalka Maine ee dalka Maraykanka soo degay  […]

- Advertisement -

Xuseen Nuur Xuseen oo dalka Maraykanka tegay sannadkii 2004-tii waxaa Toddobaadkii hore lagu xiray magaalladda VERMONT oo 72 KM dhanka Koonfurta kaga beegan Xuduudka uu dalka Maraykanka la wadaago Kanada.

Ninkaasi ayaa wajahaya  3 Eedeyn oo la xiriirta  inuu samaystay Codsiyo la been abuuray

- Advertisement -

Xuseen Nuur Xuseen oo Gobalka Maine ee dalka Maraykanka soo degay  14 sanno ka hor ayaa la sheegay inuu Qaxootinimo sheegtay isagoo adeegsanaya magaca qof kale.

Muwaadinkaasi ayaa la sheegay inuu dalka Maraykanka soo galay bishi iAugust ee sannadkii 2004-tii, isagoo isticmaalayey magaca Nin kale oo lagu magacaabo Abuukar Xuseen Cabdulle, lana socdeen Xaaska iyo Carruurta Abuukar Xuseen Cabdulle.

Waxaana xilligaasi la dejiyey magaalladda Lewiston oo ay ku nool yihiin dad badan oo Muhaajiriin Somali ah.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Xuseen Nuur Xuseen ayaa la filayaa in Maxkmaadda Federalka ee magaalladda Portland la soo taago bisha June 5-da, isaga oo lagu soo oogay Dukumentiyo been abuur ah.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories