HomeCaalamkaMadaxweyne Farmaajo oo safar aan horay loo sii shaacin ku tegay Nairobi

Madaxweyne Farmaajo oo safar aan horay loo sii shaacin ku tegay Nairobi

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdulalahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa manta waxa ay gaareen lagna soo dhaweeyey Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya. Safarka Madaxweynaha oo ahaa mid aan horay loosii shaacin ayaa waxaa qeyb ka ah Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka iyo Xubno ka mid ah golaha Wasiirada Soomaaliya. Masuuliyiin ka tirsan dowladda […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdulalahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa manta waxa ay gaareen lagna soo dhaweeyey Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya.

Safarka Madaxweynaha oo ahaa mid aan horay loosii shaacin ayaa waxaa qeyb ka ah Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka iyo Xubno ka mid ah golaha Wasiirada Soomaaliya.

- Advertisement -

Masuuliyiin ka tirsan dowladda Kenya ayaa ku soo dhaweeyey Wafdiga Madaxweyne Farmaajo Magalada Nairobi,waxana booqashadiisa ay qaadan doontaa mudo laba Cisho ah.

In kastoo madaxtooyada Soomaaliya aysan weli wax war ah ka soo saarin safarka Madaxweyne Farmaajo uu ku tegay Nairobi ayaa hadana waxaa la filayaa in uu kulamo la qaato masuuliyiin ka tirsan dowladda Kenya.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories