HomeCaalamkaSaraakiil Boolis oo lagu dilay weerar ka dhacay dalka Beljim.

Saraakiil Boolis oo lagu dilay weerar ka dhacay dalka Beljim.

Date:

Related stories

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Nin hubeysan ayaa la sheegay inuu 2 Sarkaal Bolis iyo Dareewal ku dilay magaalladda Liège ee Bariga dalka Beljim. Toogashadan ayaa waxay dhacday aroornimadii saakayto oo Talaado ah. Sarkaal la hadlay BBC-da ayaa sheegay in Dableyga dilka geystay isagana la dilay. Telefishinka Sky News waxa uu shaaciyey inuu Dableyga isaga is-dilay Warar ayaa shegaya inuu […]

- Advertisement -

Nin hubeysan ayaa la sheegay inuu 2 Sarkaal Bolis iyo Dareewal ku dilay magaalladda Liège ee Bariga dalka Beljim.

Toogashadan ayaa waxay dhacday aroornimadii saakayto oo Talaado ah.

- Advertisement -

Sarkaal la hadlay BBC-da ayaa sheegay in Dableyga dilka geystay isagana la dilay.

Telefishinka Sky News waxa uu shaaciyey inuu Dableyga isaga is-dilay

Warar ayaa shegaya inuu Dableyga afduub u qabsaday Haweeney shaqaale nadaafadda ka ahayd Dugsi goobta ku yaalla. Mana kala cadda inay Haweeneyda dhawaacantyay iyo in kale.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories